Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diraya caruuska oo ah tifaftiraha GOOLFM.NET Maxamed Xaaji Xuseen Raage iyo caruusadiisa Raxma Maxamed Cabdi (Raxmo Ruuxi) oo uu arooskoodu ka dhacay isla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxayna kala yihiin weriyayaasha Tahniyadeeynaya:
Weriyayaashan ayaa arooska cusub u rajeeynaya wiil iyo caano gabar iyo caano iyagoo leh noqda kuwii isku waara oo kala hela ubad khayr qaba..!! Aamiiin Aamiin Aamiin.
Tahniyad qaaya leh.!!
Aabe Xaaji Xuseen Raage
Aabe Maxamed Cabdi Yuusuf
Hooyo Xaliimo Sacdiyo Xaaji Xasan
Hooyo Xersiyo Aadan Nuur
Adeer Bootaan Raage Boorre iyo Xaaskiisa
Abti Maxamed Xaaji Xasan (Leebo)
Adeer Ibraahin Raage Boorre
Cabdalla Maxamed Gaaboow (Shiiloow) iyo xaasaskiisa
Adeer Cabdulqaadir Jimcaale Boorre
Ayeeyo Maano Xaaji Caynte
Suuban Maxamuud Cadoow
Daahir Maxamed Gaabow
Ayeeyo Xaliimo Xooshoow Shamatti
Ayeeyo Faadumo Xaaji Caynte
Saadaq Macalin Ibraahim Raage
Cabdullaahi Xaaji Xuseen Raage
Faadumo Cadar Maxamed Cabdi
Nimco Xaaji Xuseen Raage
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi (Sayga Cadde)
Sacdiyo Xaaji Xuseen Raage
Sahra Xaaji Maxamed Caynte
Ridwaan Maxamed Cabdi
Ayeeyo Saynab Sheekh Xuseen
Jibriil Xaaji Xuseen Raage
Laylo Xasan Dhicisoow
Aamina Xaaji Xuseen Raage
Saynab Maxamed Ismaaciil
Amaal Maxamed Ismaaciil
Cabdisalaan Macalin Ibraahim
Safiyo Xasan Cumar (Cirro)
Dhamaan qoysaskani waxay tahniyad iyo hambalyo hiba leh hawada u marinayaan caruuska iyo caruusadda kala ah Maxamed Xaaji Xuseen Raage iyo Raxmo Maxamed Cabdi (Raxmo Ruuxi) oo uu aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya isku waara ubad khayr qabana kala hela arooskiinuna ha noqdo kii loo aayo ayay leeyihiin…..Amiiin Amiiiin Amiiiin.


Tahniyad Aroos oo hawada loo marinayo Idil Maxamed Jaamac iyo Nabiil Axmed Ibraahim
Waxaa Tahniyad aroos hawada u marinaynaa arooska iyo aroosadda Idil Maxamed Jamac iyo Nabiil Axmed Ibraahim oo arooskoodu ka dhacay Hotel Scandic ee Stockholm, Sweden
Waxaa tahniyaddan diraya:
Hooyo Faadumo Cabdullahi Cabdi
Aabe Maxamed Jaamac Nuur
Abdulqaadir Maxamed Jaamac
Azhar Maxamed Jaamac
Ardo Cabdullahi Cabdi iyo caruurteeda
Liibaan Cabdullahi Cabdi
Yaasmiin Jensen
Paul Jensen
Farxiya Jaamac Nuur iyo caruurteeda
Ayaan Jaamac Nuur iyo caruurteeda
Yaasin Cabdullahi Cabdi iyo caruurtiisa
Samatar Cabdullahi Cabdi iyo caruurtiisa
Omar Ali Omar
Farxiya Nuur Gävle
Sabah
Sinaan
iyo Abdalle
Hooyo Xaliimo Jaamac iyo wiilkeeda Faysal Maxamed Shire iyo saaxiibkiis
Shamso iyo walaasheed Nasteexo
Waxa aanu wada leenahay guurkiina mid kheyr qabo, wiil iyo caano, gabar iyo caano, bash bash iyo barwaaqo ku noolaada waligiin.. aamiin.. aamiin..aamiin
Tahniyad Aroos oo Farxad leh
Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.
1. Hoyo Qadijo Omar Osman
2. Mohamed Haji Husien Yusuf
3. Abdulkadir Haji Husien Yusuf
4. Abdirahman Haji Husien Yusuf
5. Hassan Haji Husien Yusuf
6. Abdirisak Haji Husien Yusuf
7. Farhia Haji Husien Yusuf
8. Deqo Haji Husien Yusuf
9. Zahro sheikh Omar Abdi
10. Sacdia Sheikh Omar Abdi
11. Zeynab Mohamud Nor
12. Aamina Aweys Ali
13. Amran Abuukar
14. Habaryar Fadumo Kuusow Wehliye
15. Habaryar Ruqiyo Abdulle
16. Muniro ibrahin Abdulle
17. Zahro Ali Raagge
18. Maryan Aaden Nor
19. Abdifitax Aden Nor
20. Mahad Ahmed Yusuf
21. Abti Ibrahin Omar Osman
22. Abti Mohamed Omar Osman
23. Abti Hassan Omar Osman
24. Abti Abdullahi Omar Osman
25. Abti Muqtar Omar Osman
Dhamaan waxa ay Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE Iyo HODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela . . .
Tahniyad Aroos oo Farxad leh
Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.
1. Hooyo Zeynab Sh. C/salan aadan
2. Aabe Muse Gure Maxamud
3. Habaryar Aamino Muxumed Aadan
4. Habaryar Batuulo Muxumad Aadam
5. Habaryar faadumo Muxumad Aadan
6. Habaryar Deeqo Shiiq C/salan Aadan
7. Abti Ciise C/salan Aadan
8. Abti Daahir C/salan Aadan
9. Abti jamal C/salan Aadan
10. Abti C/naasir C/salan Aadan
11. faadumo Muse Gure
12. Zahro Muse gure
13. Nasro Muse Gure
14. Sacdiyo Muse Gure
15. Sagal Muse Gure ‘Dagan’
16. Maxamed Muse Gure
17. Yusuf Muse Gure
18. Axmed C/lahi Gure
19. Zahro C/lahi Gure
20. Maryan C/lahi Gure
21. Safiyo C/lahi Gure
22. Sacdiyo C/lahi Gure
23. Maxamed Barre Maxamud ‘MBM’
Dhamaan waalidiintaas, eheladaas , Asxaabtaas iyo kuwo kala oo kabadan kuwaasi oo aan hal qoraal ku soo koobi Karin waxa ay Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE IyoHODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela. . . .
Tahniyad Aroos oo Farxad leh
Dhamaan Waalidka, Ehelada, Qaraabada, Walaalaha iyo Asxaabta kala ah :.
1. Eedo Xalimo Gure
2. Eedo Xabibo Gure
3. Eedo Fadumo Gure
4. Eedo Xulbo Gure
5. Eedo Gaabo Gure
6. Max’ed Amin Ciise C/salan
7. Max’ed jamal C/salan
8. C/raxman Ciise Cusman
9. Zahro Ciise Cusman
10. Zamzam Ciise Cusman
11. Shukri Maxa’ed Axmed
12. Fadumo Jamal C/salan
13. Farxiyo Macalin Aadan ‘keyf’
14. Farxiyo Max’ed Gesey
15. Qadijo Cali Maxa’ed
16. Ca’isha C/lahi Mudey
17. Canab Muqtar Nuur
18. Faisa Xasan indha yare
19. Nimco Nor Nac nacii jecelka
20. Nimco Ismacil C/raxman Sharaf
21. Salma Ismaciil C/raxman Saafi
22. Amina C/lahi Amineta
23. C/malik ismacil c/raxman
24. C/samad Ismacil C/raxman
25. Osama ismacil c/raxman
26. Ca’isha C/lahi Mudey
27. Zamzam cise cusman
28. Fadumo Jamal C/saalan
29. Maxamed Barre Maxamud ‘MBM’
Dhamaan waalidiintaas, eheladaas , Asxaabtaas iyo kuwo kala oo kabadan kuwaasi oo aan hal qoraal ku soo koobi Karin waxa ay Tahniyad Aroos oo Farxad leh u dirayaaan AHMED MUSE GURE Iyo HODAN HAJI XUSEIN YUSUF oo JIMCIHII 15-June-2012 ku aqal galay Degmada Boondheere waxa ayna leeyihiin isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela. . . . --
Best Regards,
Ahmed Muse Gure
Mogadishu - Somalia
Skype: waqaca4
axmed.muse.gure
Twitter: @waqaca44
Facebook: Ahmed.muse
Hanbalyo Meher
Suxufiyiin Caan ah Oo Tahniyad u Diraya Weriye Maxamed Cusmaan "Qadaafi & Lamaantiisa Nolosha
Maxamed Muuse Nuur (Deeq-Darajo)
C/qaadir Axad Dhaqane
C/naasir Axmed Sh. Bashiir (Saxansaxo)
Maxamed Axmed Siyaad (Geelle)
C/fataax Cali Samatar (Sablaale)
Maxamed Xuseen Yuusuf (Xaaji-Tahriib)
C/risaaq Cabdullahi ( Indho Jaceyl)
C/risaaq Yuusuf Kampala
Nuur Ismaaciil Sheikh (Nuur Yare)
Caydaruus Cabdi Xasan
C/laahi Maxamed Cumar (Balwaan)
Cumar Muxumad (Cumar Kiiyoow)
Jamaal Axmed Cismaan (Jaahoos)
Maxamed Ibraahim Raage
Axmed Cali Sheikh (Axmed Yare)
C/sataar Daahir Sabriye
C/kariin Mursal Faarax
C/risaaq Mursal Faarax
C/laahi Ibrahaim Dasar
Ismaaciil Sabriye
Cismaan Xasan Cali (Fantaastik)
Faarax Daahir (Faarax Hiiraan)
Mustaf Xasan Cali
Ibraahim Maxamed (Ibraahim Yare)
Ustaad Maxamed Cismaan Xuseen (New York)
C/samad C/qaadir Faarax (Hanad)
Hibaaq Cusmaan (Hibaaq Qalbi)
Sahro Koronto (Sahra-Keyf)
Falastiin Axmed Iimaan
Deeqo Yuusuf Shire (Sonna)
Caasho Ibraahim Aadan (Caasha-Cuud)
Aamino Muuse Weheliye
Xamdi Maxamed Kediye
Sahro Cabdi Axmed
Rasmi Maxamuud Maxamed (Rasmi Xeebow)
Ifraax Xasan Maxamed
Jamiilo Xasan Garuun
Dhammaan Saxafiyiintan iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo wada koobi karin ayaa waxa ay Tahniyad miisaaman u dirayaan mid ka mid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka NEDERLAND (HOLLAND) - waa Weriye Maxamed Cusmaan "QADAAFI" iyo Boqoradiisa Nolosha - Billan Samuni Muuse oo 06/06/2012 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho .
Waxayna ALLE uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara oo awlaad baari ah oo abaal-waalid guda kala hela
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Hanbalyo Aroos
Tahniyad Farxad Miiran Oo Loo Dirayo C/risaaq Indha Jaceyl & Lamaantiisa Nolosha
Hooyo Macaan – Saynab Cilmi Diirshe
Habayar Fadaumo Cilmi Diirshe
Habaryar Xaliimo Cilmi Diirshe
Habayar Ruqiyo Cilmi Diirshe
Habayar Xabiibo Cilmi Diirshe
Abti Cali Cilmi Diirshe – Xaaskiisa & Caruurtiisa
Abdi C/laahi Cilmi Diirshe (Prof. Cabey)- Xaaskiisa & Caruurtiisa
Abti Xasan Cilmi Diirshe
Aabe C/laahi Maxamed Koronto
Adeer Dr. Axmed Maxamed Diirshe – Xaaskiisa & Caruurtiisa
Caruurteena reer Koronto Oo Kala ah
Maxamed Deeq Koronto
Farxiyo Koronto
Fartuun Koronto
Sahro Koronto
Faiso Koronto
C/casiis Koronto
C/qaadir Koronto
Axmed Koronto
& Naciimo Yareey
Reerka Gabadha
Hooyo Macaan - Asiili Ciise Axmed Kulan
Maxamed Axmed Cali
Ibraahim Axmed Cali
C/qaadir Axmed Cali
Faysal C/qaadir Axmed
Nasro AxmedCali
Xamdi AxmedCali
Deeqo C/laahiCali
Faadumo C/laahi Cali
Eedo Faadumo Cali Yare
Adeer Xasan Cali Sahal
Xafso Xasan Cali
Ayeeyo Maryan Faarax iyo Caruurteeda oo kala ah
Mahad Daahir
Maxamed Daahir
Cabdi Daahir
Safiyo Daahir
Cali Daahir
C/qaadir Daahir
Iyo asxaab kale oo aan ka xusi karno
Weriye Bashiir Maxamed C/qaadir (Al-Bashiir)
Nuur Maxamed Ugaas - Xaaskiisa & Caruurtiisa
C/laahi Muumin Codeey
C/laahi Jeylaani Cali
Maxamed Cabdi Keynan
Maxamed Muxudiin Maxamed (Nasta)
Saxaiib aan la heli Karin Waa Xasan Muufo
Keyse Ibraahim Shidane
C/qani C/laahi
Xuska Xaaji
C/xakiin Muuse Taakow
Caydaruus Macalin Muuse
Macalin Saadaam
C/laahi Catoosh Maxamed
Iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo koobi karin
Asxaabta Cape Town
Faadumo Maxamuud Macalin (Beelo-Qaali)
Dhuuxo Xuseen Axmed & Saygeeda Yuusuf UK
Maryan C/laahi Kulmiye & Saygeeda Nuur Dheere
Ubax Cabdi Kaarshe & C/laahi Jaangow
Faadumo Maxamuud Xasan
Xaawo Kaytoon
Nadiifo Saytuun Axmed
Jiijo Xasan C/dulle
Sucaado Jaamac Maxamed – Saygeeda Cabaas & Caruurtooda
Caasho Maxamuud Yuusuf – Saygeeda Cadalle iyo Caruurtooda
Hodan Cabdi Waran
Yaasmiin Cabdi Gaashaanle
Siraad Maxamuud
Shukri Maxamuud Suudi
Xareedo Cadeey
Idil Qalanjo
Caasho Yareey
Dhammaan asxaabtan aan kor kusoo xusnay oo ku kala nool dunida dacaladeeda iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo koobi karinba waxa ay Tahniyad farxadi ka bidhaamayso hawada u marinayaan Weriye C/risaaq C/laahi Maxamed (Indha-Jaceyl) iyo Lamaantiisa uu ka xushay xaawalayda dunida ee Xaliimo Axmed Cali (Lima Lima) oo dhawaan aqalgalkoodu ka dhacay Magaalo-xeebeedka Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika.
Waxaanu leenahay Isku waara oo noqda kuwii isku cimri dhameysta oo awlaad baari ah oo abaalwaalid gudana kala hela
AAMIIN ! AAMIIN ! AAMIIN !
Hanbalyo Aroos
Suxufiyiin Caan ah Oo Tahniyad u Diraya Weriye C/risaaq Indha-Jaceyl & Lamaantiisa Nolosha
Maxamed Muuse Nuur (Deeq-Darajo)
C/qaadir Axad Dhaqane
C/naasir Axmed Sh. Bashiir (Saxansaxo)
Maxamed Axmed Siyaad (Geelle)
C/fataax Cali Samatar (Sablaale)
Maxamed Xuseen Yuusuf (Xaaji-Tahriib)
C/risaaq
C/laahi Baliil Khan
Nuur Ismaaciil Sheikh (Nuur Yare)
Caydaruus Cabdi Xasan
C/laahi Maxamed Cumar (Balwaan)
Cumar Muxumad (Cumar Kiiyoow)
Jamaal Axmed Cismaan (Jaahoos)
Maxamed Ibraahim Raage
Axmed Cali Sheikh (Axmed Yare)
C/sataar Daahir Sabriye
C/kariin Mursal Faarax
C/risaaq Mursal Faarax
C/laahi Ibrahaim Dasar
Ismaaciil Sabriye
Cismaan Xasan Cali (Fantaastik)
Faarax Daahir (Faarax Hiiraan)
Mustaf Xasan Cali
Ibraahim Maxamed (Ibraahim Yare)
Ustaad Maxamed Cismaan Xuseen (New York)
C/samad C/qaadir Faarax (Hanad)
Sahro Koronto (Sahra-Keyf)
Falastiin Axmed Iimaan
Deeqo Yuusuf Shire (Sonna)
Caasho Ibraahim Aadan (Caasha-Cuud)
Aamino Muuse Weheliye
Xamdi Maxamed Kediye
Sahro Cabdi Axmed
Rasmi Maxamuud Maxamed (Rasmi Xeebow)
Ifraax Xasan Maxamed
Jamiilo Xasan Garuun
Dhammaan saxafiyiintan iyo qaar kale oo aan halkan lagusoo wada koobi karin ayaa waxa ay Tahniyad miisaaman u dirayaan mid ka mid ah Weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika - waa Weriye C/risaaq C/laahi Maxamed (Indha-Jaceyl) iyo Xuural-caynta uu ka xushay xaawalayda adduunka - Xaliimo Axmed Cali (Lima Lima) oo dhawaan aqalgalkooda ka dhacay Magaalo-xeebeedka Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.
Waxayna ALLE uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara oo awlaad baari ah oo abaal-waalid guda kala hela --- AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Hanbalyo Aroos
Maxamed Xaaji Xuseen Raage
A/rahman Elmi iyo xaskisa
Amina Ali Iyo carurtisa Ali
Zekeriye Said Sumaya .
Faysal Haji Abdi iyo xaskisa
Fiicaney iyo carurtooda .
A/rahin Haji Mursal
A/qadir Ibrahim (Digdig)
Ali Ahmed Afrah (Abalisha)
Nefiso Mohamed (Firaare)
waxey hambalyo iyo bogaadin
u dirayan Matanaha meherkoodu
ka dhacay dalka Swedan oo kala
Abdulaziz Sheikh Abubakar iyo
Zamzam Sheikh Omar Faaruuq
waxaan lenahay noqda kuwii isku
waara ubad kheyr qabana kala hela
WIIL IYO CAANO GEBER IYO CAANO
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiin
AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIN
Hanbalyo Aroos
Hambalayada meherka siciid xussen cabdilahi iyo layla cabdale cabdilahi oo meherkoodu ka dhacay Berbera
Aabo Xuseen Cabdilaahi Cawaale, Cismaan Cadilahi Cawale, Cabdilahi Xusen Cabdilahi, Maxamed Xusen Cabdilahi Cabdiqadir Xusen Cabdoilahi, Mustafe Xusen C/lahi, Cadnaan Xussen cabdilahi, hodan xusen cabdilahi, iyo dhaman ilma xusen iyo sidoo kale shucayb cismaan cabdilahi iyo xaaskiisa joofle waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...
Maareeyaha Dekeda Berbera eng Cali Cumar maxamed (cali xoor xoor), isagoo ku hadlaya magiciisa iyo kan shaqalaha dekeda waxa uu hambalyo gaadsiinayaa meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...
Agaasimaha Fullinta Ururka Yovenco Cabdicasiis Sicid Saalax, Mubaarik Maxamed Maxamuud, Gudoomiyaha Ururkaasi Cali Jaamac Caraale, Axmed Abokor, Jaamac axmed ismaaciil, maxamed Aadan dheere, iyo Dhamaan Xubnaha ururkaasi waxay hambalyo bogdin iyo tahniyad gadhsiinayaan meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
Aabo Siciid Saalax Raage iyo Hooyo Saynab Axmed Xayir iyo caruurtooda Abdicasiis Siciid Saalax iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Abdiraxiim Siciid Saalax, Cabdixakim Siciid Saalax, Rooda Siciid Saalax, Foosiya Siciid Saalax, iyo Caruurteeda,
Abdikarim Siciid Saalax iyo Xaaskiisa Mahda Saalim Cubeyd iyo Caruurtooda oo kala ah Maxamed Cabdikariim siciid, Yuusuf Cabdikariim Siciid, Waxay Hambalyo U dirayaan
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
Sayid Jaamac, Siciid Xuseen Cabdilahi, Maxamuud Maxamed Kaahin, Maxamed xuseen Cali (ina dumush) Cabdikarim Maxamed Kaahin, Axmed qani Maxamed Kaahin, Xasan Cige Cilmi, Maxamed Axmed, Baashe Cige Cilmi, Muxiyadiin Cabdilahi Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan (Cinbir), Aamiin Ibrahim Cabdi, Maxamed Cabdiraxmaan Axmed, Axmed Cabdiraxman Axmed, Faysal C/Raxmaan Axmed, Mawliid Aadan Faarax Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
Aabo Cabdale Cabdilaahi iyo Caruurttisa, Caaqil Faarax Cumar, Maxamed Xaaji Maxamuud, Cabdilahi Gadar, Bootaan C/risaaq Dubad, Faarax Askar Ibraahim, siyaad dahir, Dhamaan Dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaa meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed Carab, Weriye Mukhtaar Cabdiraxmaan Xariir, Maxamed Xusen Cali, Aamiin Ibraahim Cabdi, Ayaanle xuseen, Muraad Saalim cubeyd, Mustafe Saalim Cubeyd, Khadar Aadan Sahal, maxamed cumar maxamed, ismaaciil cumar maxamed , dhamaan dadkaasi waxay hambalyo gadhiinayaan meherka
Boqor Siciid Xuseen Cabdilaahi
Iyo
Boqorada Layla Cabdale Cabdilaahi
oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Berbera gaar ahaan Hotel Xeebsoor Axad, January 08, 2012 waxay ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waare ubad kahyr qaba kala hela aamin aamiin ...






Hanbalyo Aroos
Tahniyad Aroos: oo ku socoto Lamaanayaasha Cabdisaciid Geeseey Maxamuud & Shukri Cismaan Yuusuf, oo aqal galkoodu ka dhacay Magaalda Stockholm

-
aabe mahamed mahamud guuled (geesey)
-
hooyo nuuro samatar shirwac
-
aabe cismaan yuusuf kulmiye
-
hooyo caasho mahamud mahamed (qoobeey)
-
awoowe cabdulaahi kulmiye cilmi (qaareey)
-
awoowe macalin said hassan cilmi fagaas
-
adeer ahmed yusuf kulmiye (caato)
-
adeer c/said yusuf kulmiye
-
adeer yuusf xaaji mahamed
-
eedo siraad yaasiin hassan
-
adeer qoorleex ahmed hassan
-
adeer cali abshir haashi
-
adeer Saciid Yuusuf Guuleed
-
adeer Cabdullahi yuusuf Guleed (Digsi)
-
adeer Xassan Yuusuf Guuleed
-
eedo abshiro haashi
-
ayeeyo salaado cali hassan
-
eedo ruqiyo gureey cali hassan
-
eedo nadiifo gureey cali hassan
-
eedo maryan yuusuf kulmiye
-
eedo abshiro yuusuf kulmiye
-
eedo ardo macalin said hassan
-
sahra ahmed yuusuf
-
cali yare cabdi wardheere
-
fartuun ahmed yuusuf
-
cabdiraxmaan cali xaashi
-
mahamud cisman yusuf (fallaad)
-
siciid cismaan yuusuf (lafoole)
-
cabdiraxamaan cisman yusuf (carafaad)
-
ahmed cisman yuusuf (aweys)
-
xaawo cisman yuusuf saygeeda iyo caruurteeda
-
deeqo cisman yuusuf saygeeda iyo caruurteeda
-
abshiro cisman yuusuf
-
iido cisman yusuf
-
nuur mahamed yusuf
-
cabdikadir mahamed caraale
-
fartuun mahamed yuusuf
-
mahamed ahmed yusuf
-
c/fitaax ahmed yusuf
-
amaan mahamed caraale
-
mowliid ahmed yusuf
-
mahamed ahmed cali
-
cabdirisaaq xaadir
-
cabdi khadar husein siyaad
-
cabdirisaaq ducaale shire
-
mahamed cabdullahi yuusuf (digsi)
-
cabdiraxmaan cabdulaahi (digsi)
-
cabdi geeseey mahamud (guxud)
-
guushaa geesey mahamud
-
xassan geeseey maxamuud
-
cabdullaahi geeseey maxamuud
-
caasho geeseey mahamud
-
abshiro geeseey mahamud iyo caruurteeda
-
fahmo geeseey mahamud iyo caruurteeda
-
muxubo geesey mahamud iyo caruurteeda
-
farxiyo geesey mahamud, Odaygeeda Maxamed Cabdulqaadir Maxamuud (Baabul) iyo wiilkeeda ayuub
-
deeqa geeseey mahamud
-
karuur geeseey mahamud iyo caruurteeda
-
khadiijo ahmed kulmiye (jiijo)
-
farxiya cabdikadir salaad
-
sacdiya mahamed caraale
-
muxubo ahmed nuur
-
caasho faarax cabdiraxmaan
-
ayeeyo sacdiya yusuf kulmiye
-
cibaado riike
-
Naima cawil awsahal
-
Hodan cawil awsahal
-
kawsar cawil awsahal
-
iido cilmi shire iyo Odaygeeda Sh, Cabdiraxiim Xaashi
Dhamaan familka reer yuusuf kulmiye cilmi fagaas, reer Guuleed madow iyo reer Hassan cilmi fagaas waxay tahniyad aroos oo farxad leh u dirayaan caruus cabdi said mahamed mahamud (geedi geesey) iyo caruusad shukri cismaan yuusuf (saytuun) oo arooskoodu ka dhacay wadanka sweden gaar ahaan magaalada Stockholm waxayna leeyihiin Hambalyo Hambalyo guurkiina guur khar gurigiina guri nagi Guuloow ka yeel, isku waara ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin insha ALLAH!!!







Hanbalyo Aroos
Maareeyaha Dahabshiil Operations Center, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddoonka, Boodhka, wakiillada iyo dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil - meel kasta oo ay joogaanba – waxa uu hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa
Axmed Warsame Ducaale
iyo
Asma Abdirizak Abdullahi (Sool)
oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel City Plaza, Burao, 03 December 2011. Wiil & Caano.. Gabadh & Caano..
Hanbalyo Meher
Tahniyad Culus Oo Ku Socota Weriye C/laahi Balwaan & Fowsiyo Indha Uroon
Fanaanada Saado Cali Warsame
Fanaanka Axmed C/kariin ”Biif”
Fananada Ikraan Maxmed Caraale
Abwaand Hibaaq Maxmed
Wariye Daahir Cabdulle Calasoow”Daahir Yare”
Wariye C/naasir Soomane
Wariye Aamino Muuse Wehliye”Aamino Sahra”
Wariye Axmed Xasan ”Cawke ”
Wariye C/shakuur Faarax Cigale
Wariye Xasan Cali Geeseey
Wariye C/fitaax ”Jayte ”
Wariye Bashiir Qaliif Gaadhi
Wariye Nuur Ismaaciil
Wariye Maxmed C/qaadir Cilmi
Abuukar Axmed Ceyte ”Dalmar’
C/fitax oo ku magac dheer lehman
Axmed cabdi kariin ”’Dj blua man”
feysal cali nuur oo ku magac dheere fahiim
C/kariin Maxamed Soonkaay (Baasto)
C/laahi Cali Xasan (Boolow)
Liibaan Xuseen Yoonis
Cartan Maxamuud Cali
C/casiis Ciise Calasow
Maxamed Cabdi Saadaam
Maxamed Xasan Casalow (Gaab)Cali
Ciise Maxaad Calasow (Ciise Tookiyo)
Axmed Boolo
C/xakiin Muuse Taakoow Iyo dhamaan Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Kala Dhool Magaalooyinka Cape Town Iyo Johannesburg Waxay Habalyo Iyo Heestanba Hawada U marinayaan Wariye C/llaahi Maxmed Cumar”Balwaan” iyo Fowsiyo Faarax Colaad”Indha Uroon”oo Meherkoodu ka Dhacay Xaafada Mayfair ee Magaalada Johannesburg Dalka Koofur Afrika Waxayna leeyihiin Noqda Kuwii Isku waara Siina Da’da Jiya Arooskooda AMIIN………….AMIIN…….
Tahniyadda Wariye C/llaahi Balwaan & Fowsiyo (Indha uroon)
Maxamed Muuse Nuur ''Deeq Darajo''
Nuur Ismaaciil Sheekh ''Nuur yare''
Xamdi Maxamed Kadiye
C/naasir Maxamuud Cumar ''ZERO''
C/fitaax Cali Samatar ''Sablaale”
Cismaan xasan Cali fantastic
C/risaaq Yuusuf Cabdalla''Kampala''
C/qaadir Axad Dhaqane
C/risaaq C/llaahi ''Indho Jaceyl''
Maxamed Axmed Siyaad ''Geele''
Xamdi Ladan
Maxamed C/llaahi ''SIDII''
C/sataar Daahir Sabriye
ibraahin Geedoow Cawaale''Biiboow''
Maxamuud Buneyste
Maxamed Maxamuud ''Timacade''
khaalid Xaaji Cabdul maciid''Qaalid Qeys''
Maxamed C/qaadir Cilmi''Amoore''
C/laahi Cali Xasan “Boolow”
C/naasir M. Yacquub “Laarka”
C/fataax Xaaji “Shorty Yare”
Dhamaan Saxafiyiinta Soomaaliyeed Meel Walba oo ay Joogaan Waxay Hambayo iyo Heestaan Hawada U marinayaan
Wariye C/llaahi Maxamed Cumar ''Balwaan'' iyo
Fowsiyo Faarax Colaad''Indha Uroon'' oo Meherkoodu ka Dhacay magaalada Joohannesburg ee dalka Koofur Afrika Taariikhdu Markay Ahayd 15/11/2011 Waxaan Leenahay Noqda Kuwii Soo Dadajiya Arooskooda Amiin
Fadlan Labada Lamaane U saara heesta Aad Ka Heli karto Linkis kaan
Hanbalyo Aroos
Waxaa Hambalyo iyo Tahniyadba diraya :
Hooyo Safiyo Saciid Balaleti
Burhaan Baal-Dooro
Luul Baal-Dooro
Sacdiyo Baal-Dooro
Calwiyo Baal-Dooro
Farxiyo Baal-Dooro
leylo Baal-Dooro
Sahro Baal-Dooro
C/qaadir Baal-Dooro
Maxamed Baal-Dooro
iyo dhamaanba reer Farsamayaqaan Baaldooro
waxay Hambalyo iyo Tahniyadba u dirayaan Arooska iyo Aroosadda C/naasir Max'ed Guuleed & Ifraax Baaldooro oo Arooskooda ka dhacay Magalada Nairobi ee Dalka Kenya waxayna ALLAH uga baryayaan nay noqdaan kuwii isku waara Ubad Khayr qabana kala hela (Aamiin).
Sidoo kale waxaa iyana hambalyo iyo Bogaadinba taa la mid ah u diraya C/naasir Max'ed Guuleed & Ifraax Baal-dooro oo Arooskoodu ka dhacay 11/11/2011 Magaalada Nairobi Asxaabta kal ah:
Maryan Cabdi Isaaq
Khadro Cabdi Xasan
Istanbuul Cismaan Xuseen
Cureeji Max'ed Cali
Toosan Cumar
Farxiyo Khaliif
Fa'iso Max'ed Cabdi
Amal Sagaarey
Saahro Max'ed
Ubax Axmed Maclin
Sowdo Axmed
Deeqo Max'ed
Habar Aamino Saciid
Habar Maryan Max'uud Jariir
Paris Axmadeey
Shukri Weyrax
& Bureeqo Cismaan
Sidoo kale Agaasimaha Idaacadaha Frontierfm & Radio Salaam C/qaadir Jeylaani iyo Dhamaanba Weriyayaasha & Shaqaalaha ka hawl gala Idaacadahaasi waxay Hambalyo iyo Tahniyd aan la soo koobi karin u dirayaan Arbaha & Qalanjada Arooskoodu ka dhacay Grand Royal Hotel waa C/naasir Max'ed Guuled & Ifraax Baal-dooro,waxaanay leeyihiin isku waara kalana hela bad loo aayo insha ALLAH.