Tacsi Innaa Lilaahi Waa Innaa Ileeyhi Raajicuun

Tacsi tiiraanyo leh: Xiireey qaasin Wehliye
Anigoo ku hadlaya magaca beesha Karanle, Jaaliyada . Aqoonyahanda culumaadiinka degan North America waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee Xiireeey Qaasim Wehelie Ciise, Ganacsadihii Hormuudka u ahaa warshadleeyda soomaliyeed 40 sano ee la soo dhaafay , oo ku geeriyooday Gurigiisa magaalada , Mogadishu, Somalia , waxaan uga tacsiyeeynaa dhamaan caruurtiisa, ehelada iyo dhamaan saaxiibadiis. waxaan ilaa uga baryeeynaa inuu janadii fardowsa ahyd ka waraabiyo eheladii uu ka tagayne uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin
Dadka tacsida diraya waxay kala yihiin:
1. General Maxamed Saalax Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa
2. Dr. Xussen Maxamoud Siyaad " Caato " iyo Xaakiisa
3. Ahmed Moallim abdulle ( ahmeddeey), iyo Xaaskiisa Greensboro , NC
USA
4. Hussein M. Abdikarim Axmed ( Gendisch ) iyo xaaskiisa .Raleigh,NC , USA
5. 6 .Eng, abdi sheick ahmed Roble iyo xaaskiisa , Apex , NC , USA
7. salah sh.mohamoud cigaal daley , Reston , VA
8. XABIIBA caraale , MD , USA
9. Eng. Abdikarim M. Moallim abdule iyo Xaaskiisa , Kuwait
10. Hassan M. Abdikarim ( garwayne) Iyo xaaskiisa
11. Mohamed ahmed Kabogeed iyo xaaskiisa , Madison, WI
12. Daahir, Cabdilaahi, Cary , North Carolina, USA
13. Eng. Liibaan Cali Cartan, iyo xaaskiisa Chicago, IL , USA
14. Eng Cabdirashiid SH. Cali cibaar iyo xaaskiisa , MD
15. Dr. Bashiir Muuse sh. Cali wardheere iyo Xaaskiisa, NC
16. General Cabdilaahi HAGI ainte, Regina, Canada
17-Cabdirashiid cali iyo xaaskiisa fartuun cismaan iyo caruurtooda
Qurbo joogta somaliyeed: "tacsi heer qaran ah"
Inta badan jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku kala dhaqan dunida dacalladeeda, gaar ahaan jaaliyadda Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota (USA) waxay tacsi heer qaran ah u direysaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee gobalka banaadir ahayna duqa magaal;ada muqdishu marxuun Maxamed Cumar Xabeed (M/Dheere) oo ku geeriyooday caasimada Soomaliya ee muqdisho taariikhdu markey aheyd November 15, 2012, isla-markaasna si heer qaran ah loogu aasay Qabuuraha reer Sheekh Yuufi oo ku yaal agagaarka madaxtooyada Soamliya " Villa Somaliya" ee degmada Warta Nabada ( Ex- Wardhiigley) taariikhdu markey aheyd Jimco November 16th, 2012.
Jaaliyaduhu waxay Ilahay uga baryayaan in uu Marxuunka ka waraabiyo janatul fardowsa, qoyskiisii, qaraabadiisii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa tacsi gaar ahaneyd diraaya mas'uuliyiinta uu magacoodu hoos ku tixan yahay oo kala ah:-
1) Gen. Cismaan Sheekh Cali ( Bad-maceeye) iyo xaaskiisa
2) Ex- Wasiir Dr. Aweys Xaaji Yusuf iyo Xaaskiisa
3) Ex- Xildhibaan Max'uud Geedi Aw Hilowle iyo xaaskiisa
4) Prof. Max"uud Cali (Tuuryare) iyo carruurtiisa
5) Prof. Nuur Cali Gacal iyo xaaskiisa
6) Prof. Cali Jimcaale Ahmed iyo xaaskiisa
7) Prof. Xasan Max'uud Sebriya iyo xaaskiisa
8) Sheekh Cali Xuseen ( Jaras) iyo xaaskiisa
9) Sheekh Cabdullahi Max'ed Xasan iyo xaaskiisa
10) Sheekh Max'uud Sh. Cabdi Sh. Ahmed ( Roorow) iyo carruurtiisa
11) Sheekh Xasan Cali Calasow iyo Xaaskiisa
12) Sheekh Max'uud Jaysaani iyo Xaaskiisa
13) Sheekh Muuse Sheekh
14) Sheekh Cali Hilowle iyo Xaaskiisa
15) Sheekh Cali Muuse iyo Xaaskiisa
16) Macallim Ahmed Buraale iyo Caruurtiisa
17) Macallim Faraweyne iyo Carruurtiisa
18) Macallim Ciise iyo Xaaskiisa
19) Macallim C/rahman Maxamuud iyo Carruurtiisa
20) Macaalim Siyaad iyo Carruurtiisa
21) Nabaddoon Xaaji Xuseen Jimcaale iyo Xaaskiisa
22) Nabaddoon Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa
23) Abdulle Xasan Nuurrow iyo Carruurtiisa
24) Islaw Axmed Islaw iyo Carruurtiisa
25) Islaw Asad Islaw Max'uud iyo Xaaskiisa
26) Boqor Xaaji Max'uud ( Ayrish) iyo Xaaskiisa
27) Islaan Xaaji C/salam Jamac iyo Xaaskiisa
28) Garaad Haamud M. Jamac iyo Xaaskiisa
29) Cismaan Max'ed Shekkh iyo Xaaskiisa
30) Cumar Aw Rooble Xasan iyo Xaaskiisa
31) Nabaddon Abdi Yusuf iyo Carruurtiisa
32) C/llahi Cali Calasow ( Madaxey B.)
33) Xuseen Gaamiir iyo Carruurtiisa
34) Max'ed Cumar Karaani iyo Xaaskiisa
35) Ahmed Dhac Dhacow iyo Xaaskiisa
36) Xaaji Xuseen Caadle iyo Xaaskiisa
37) Muxudiin Xaaji Cali Colow iyo Xaaskiisa
38) C/llahi Xaaji Cumar iyo Xaaskiisa
39) Xaaji C/llahi Xaaji Max'ed iyo Xaaskiisa
40) X. Max'uud X. M. Sh. Axmed (Roorow)iyo Xaaskiisa
41) C/salam iyo Xaaskiis
42) C/llahi Xasan Macow ( Shido) iyo Xaaskiisa
43) Eng. A/qadir ( Shig Shigow iyo Carruurtiisa
44) Bashiir Xaaji Imaan iyo Xaaskiisa
45) Wariye Mukhtaar Katiitow iyo Carrurtiisa
46) Mas'uud Sh. Caamir iyo Xaaskiisa
47) Cumar Sheekh CalI IYO Xaaskiisa
48) C/llahi Muxudiin iyo Xaaskiisa
49) Xaaji Daahir Siyaad iyo Carruurtiisa
50) Xaaji Saalax Max'ed iyo Xaaskiisa
51) Xaaji C/llahi Calasow iyo Carruurtiisa
52) Cawaale Geeddi Raage iyo Xaaskiisa
53) Xaaji Carreeye iyo Carruurtiisa
54) Caddaawe iyo Xaaskiisa
55) Saciid Max'ed Xasan iyo Xaaskiisa
56) Cumar Yusuf Nur iyo Xaaskiisa
57) Xaaji Jaylaani iyo Xaaskiisa
58) Xaaji Muuse Kulow iyo Carruurtiisa
59) Clqani Maxamed Cal iyo Xaaskiisa
60) Abshir Sharafle iyo Xaaskiisa
61) Ciise Shig Shigow iyo Xaaskiisa
62) Axmed Sugule iyo Xaaskiisa
63) Cali Quuste iyo Carruurtiisa
64) Caydiid iyo Xaaskiisa
65) Axmed Nuur Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa
66) Cali Ciise Axmed
67) Cabbas iyo Xaaskiisa
68) Yasiin Ali Hoosh iyo Carruurtiisa
69) Shariif Hayi iyo Xasskiisa
70) Maamulka (RSTV)
Qore.
Ahmed Shutul
Xoghayaha Guud ee
Naadiga LSAS.
Waqooyiga Ameerika
Tacsi
CALI ABUUKAR ROOBLE
SHEKH AMIIR
CABDULAHI HILOWLE
CABDISAMAD SHEKH XASSAN
SALAAD XASSAN
AWES SHIIKHOW
IBRAHIM MAXAMAD CALASOW
Waxey Tacsi u dirayan dhamaan Ehelki Asxaabti uu ka geeriyooday Marxuum
Maxamad Cumar Xabeed-Dheere- oo dhawaan Muqdisho ku geeriyoday
Samir iyo Iiman,Allaha U Naxariisto Aamiin/
TACSI TIIRAANYO LEH.
Madaxa Xisbiga Nabadda iyo Horumarka PEACE AND DEVELOPMENT PART PDP ee dalka Uganda Muse Mohamed Osman, Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliyeed ee Uganda KHadar Warjiid, Drs. Maryan Axmed Cadaawe, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( CAAQIL DALMAR ), Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Maxamuud Axmed Xasan ( XUURSHE ) IYO Jabriil Maxamuud Nuur.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday XAAJI MAXAMED CABDULLE JIMCAALE ( XAAJI BAAKOOR ) oo 14/11/2012 ku geeriyoodaymagaalada Muqdisho.
Naxariistii Jano Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Eheladii uu ka tageyna Samir iyo Iimaan Allaha Kasiiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Wariyayaasha Soomaaliyeed oo tacsi u diraya Wariye Cali Muse Cabdi oo shalay ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay Hargeysa.
1-Xasan Cali Gesey Agaasiamaha Radio Dalsan Muqdisho
2-Max’ed Ibrahim Cali Cajiib Gudoomiyaha SYAO
3-Yusuf Xasan
4-C/risaaq Catoosh
5-C/raxmaan Xudeyfi
6-Xasan Cadde
7-C/laahi Shiiqaaloow
6-Max’ed Ibrahim Bakistan xoghayaha guud ee ururrka NUSOJ
7-C/Casiis Golf
7-Abuukar Muxudiin Xashara
8-Max’ed Xaji Barre Fiyoore
9-C/wali Garyare
10-Xamdi Kadiye
11-Cawil Dahir Salad
12-C/salaam Hareeri
13-Saciid Cali Muse
16-Nuradiin Macalin Mukhtar
17-Diini Ceydruus
18-C/Shakuur Cilmi Xasan
19-Aamino Muse Wehliye
20-C/Xaji Goobdoon
21-Farax Blue
22-Zahra CABDI Ahmed
Dhamaan saxafiyiinta Soomaaliyeed meel walbaa oo ay dunida ka joogaan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ryg cadaaga saxaafadeed Cali Muse Cabdi oo ay walaashiis Aamino Muse Cabdi ku geeriyootay magaalada Hargeysa .
INAALILAAH WA INAAILEYHI RAAJICUUN
TACSI TIIRAANYO LEH.
Muse Mohamed Osman Madax Xisbiga Nabadda iyo horumarka Peace and Development ( PDP ) ee dalka Uganda Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan , Maryan Axmed Cadaawe, Cabdi Nuur Maxamed Kadiye, Xuseen Ibraahim Nuur, Cabdi Raxmaan Cumar Madoobe ( Dalmar ) ,
Dhamaan Xubnaha Xisbiga Nabada Iyo Horumarka Ee Dalka Uganda Iyo Bahda Saxaafada Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Saaxiibkeen Wariye Axmed Cumar Xaashi ( Axmed Taajir ) oo xaaskiisii Fartuun ay xalay 12/11/2012 ku geeriyootay Isbitaalka Mango ee Kagaalada Kampala... Allaaha u xariisto, Janatul firdowsana allaaha ugu bishaareeyo Aamiin Aamiin Aamiin
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun
Waxaa magaalada Mogadishu xalay ku geeriyooday Alaha u naxariistee Jilaa Caan ka ahaa dhulka Soomaaliya oo la Yiraahdi Cabdi Cali Nuur oo loo yaqaan Zio toom.
Hadii aan nahahay bahda Somaliweyn webside waxaa halkaan tacsi uga direynaa Tafatiha iyo gudoomiyha somaliweyn Hussein Abdi Alasow iyo Daahir Axmed Jeyte geeridii ku timid abtigood Zio toom oo xalay ku geeroyooday magaalada Mogadisho iyo waxaa kale oo tacsidaan loo diraayaa eheladiisa iyo qaraabadii oo idil.
Waxaa tacsidaas diraayo
Daahir Axmed Jeyte iyo Xaaskiisa
Abdulahi Sheekh Hussein Hantiwadaag iyo Xaaskiisa
Hussein Abdi
Alasow iyo Xaaskiisa
Proff Cabdulahi Axmed Qude
Dhamaan Bahda Somaliweyn TV iyo Websidka
Tacsi tiiraanyo leh: Anagoo ah ardayda Somaliyeed ee ku sugan dalka Malaysia
Anagoo ah ardayda Somaliyeed ee ku sugan dalka Malaysia waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan qoyska reer Ahmed Sheikh geeridii naxdinta lahayd ee ku timi ALLE ha u naxariistee, Aabe Ahmed Sheikh Aadan oo ku geeriyooday magaalada Kuala Lumpur ee dalka malaysia, illaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo Aamin. hadaba tacsidan waxaa diraya dad yowga kala ah:-
Mohamed abdirahman ismacil "Timo"
Hassan ibrahim Sh.Cali "Jeebo"
Aweis Abshir Diiriye "Duurow"
Abdikadir Shucayb Cali Bidarey
Saciiid Ahmed Qaylow
Cali Muuse Xuseen "Tiibo"
Abdalla Jamal Abdalla
Ayaanle Salaad
Mohamed Abdirahman Biixi
Aweis Abdulahi Ali
C/laahi Mohamed Barre
Axmed Mohamed Taajir
Mukhtar Adan Tarrey
Xarbi Khaliif
Mohamed Idris
Husein Abdirahman Anteeno
Jiijid Ahmed Barre
Nabadoon Cali Dhoof Gurxan "Kowsarad"
Shakib Warsame Cumar
dhamaan dadka kor ku xusan waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Saxiibkood Yaasin Ahmed Sheikh Aadan Geeridii Ku Timid Allaha U Naxariistee Abihii Marxuum Ahmed Sheikh Aadan oo geeriyooday 28/10/2012 dalka malaysia, waxayna rabbi ugu baryeen marxuumka in uu janatul fardowso ka warabiyo, eheladii, asxaabtii iyo qarabadii uu ka tagay samir iyo imaan Ilahay ka siiyo....
انا لله وانا اليه راجعون.
اللهم اغفر له وارحمه.
اللهم ابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وادخله الجنة واعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار .اللـهـم انزله منازل الصديقين والشهداء والصالحين وحسن اولئك رفيقا .
اللـهـم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ,ولا تجعله حفرة من حفر النار
Aamiin....Aamiiin.............Aaamiiin
By:Mohamed Abdirahman Ismail “Timo”
Mahamed09@gmail.com
Selangor-Malaysia
Tacsi ku socota dhamaan shacabka reer Somaliland iyo eheladii marxuum
Sheikh Mohamed Elmi Haji Nuur , 24/10-2012.
1.Mujaahid Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa
2. Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa
3. Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa
4. Ahmed Dubad iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
7. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa
8. Jamaal Ali Hussein iyo xaaskiisa
9. Mohammed abusite iyo xaaskiisa
10. Ali ahmed Mohamed iyo xaaskiisa
11. Muuse Hersi Abokorn iyo xaasaskiisa
12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
13. Ali Mohamed Warancade iyo xaaskiisa
14. Eidarus Sheikh Adan
15. Fadumo Sudi Hassan
16. Mohamed rashid sheikh Aadan
17. Ahmed Yusuf Hariir iyo xaaskiisa
18. Rashid Sheikh Aadan Hassan
19. Fadumo Sheikh Aadan
20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa
22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
23. Mohamed Jama Derie
24. Abdillahi Mohamed Dualeh iyo xaaskiisa
25. Abdisalan Beyle iyo xaaskiisa
26. Mahamed Omar Hurre iyo xaaskiisa
27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
32. Haji Daud iyo xaaskiisa
34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa
35. Saleebaan Bidhiidh iyo xaaskiisa
36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa
38. Abdillahi Mohamed Deriye iyo xaaskiisa
39. Jama BBC iyo xaaskiisa
40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
43. Ahmed Haji Daahir iyo xaaskiisa
44. Abdirahaman Ali
45. Sheikh Mohamoud Kayre
46. Abdillahi Farah
48. Abdirahman Said
49. Ganacsade Mohamed aw Said
50. Ahmed Aw Said
51. Yoonis Foodcade
52. Nasir Haji Ali Shire
53. Fosia Yusuf Haji Aadan
54. Suaad Carmiye
56. Farah Carmiye
57. Said Mohamed Aamin
59. Abdillahi Saleebaan Bide
60. Ambassador Lenin
61. Ahmed Said Eghe
62. Abdi asis Shabeel iyo xaaskiisa
63. Abdalle Haji Ali
64. Farhan Haji Ali
65. Jama Muse Jama
66. Yusuf Suldan Ali
67. Rashid Garuf Nur
68. Jama Abiib
69. Dr. Sacadi Ali Shire
70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe
71. Hassan Diini iyo xaaskiisa
72. Suldan Ahmed
73. Mustafe Muse iyo xaaskiisa
74. Abdicasiis Muse iyo Xaaskiisa
75. Iido Buraaleh
76. Ciise Ibrahim
77. Sheikh saleebaan Haji iyo xaaskiisa
78. Abdillah Ubax iyo xaaskiisa
79. Mohamed Sheikh iyo xaaskiisa
80. Mohamed said iyo xaaskiisa
81. Mohamed Bashe iyo xaaskiisa
82. Abdiqaadir Adan Qadi iyo xaaskiisa
83. Omar Aadan Qadi iyo xaaskiisa
84. Mohamed Ali Bile iyo xaakiisa
85. Rooda Baanday
86. Said Omar Hurre iyo xaaskiisa
87. Hassan Madoobe iyo xaaskiisa
88. Ahmed Jibril iyo xaaskiisa
89. Rooda Muse Abdi
90. Ahmed Jama Nur
91. Hassan Ali iyo xaaskiisa
92. Abdi Haybe Laanbad
93. Suad Abdi Eghe
94. Abdi Hussein Dheig iyo xaaskiisa
95. Ahmed Hussein Dheig iyo xaaskiisa
96. Abdi Ali iyo xaaskiisa
98. Nuradin Ahmed Yassin iyo xaaskiisa
99. Abdalla Ibrahim Yassin iyo xaaskiisa
100. Mohamed Omar Yassin
101. Mohamed Sheikh Muse iyo xaaskiisa
102. Abdillahi Ubax iyo xaaskiisa
103. Said Haji Aadan iyo xaaskiisa
104. Mohamoud Abukoodh iyo xaaskiisa
106. Osman Abshir iyo xaaskiisa
107. Ibrahim Ali Aadan iyo xaaskiisa
108. Hassan Yusuf iyo xaaskiisa
109. Mohamed Omar Askar iyo xaaskiisa
110. Ali Mahamoud Sugal iyo xaaskiisa
111. Abdillahi Talaabo iyo xaaskiisa
112. Omar Jama Warsame iyo xaaskiisa
Anaga oo kala AH dadka kor ku qoran waxa aanu dhamaantayo tacsi tiiraanyo leh
u diraynaa Sheikh Mohamed Elmi Haji Nuur oo ku geeriyooday degmada Burao 24/10-2012, waxana aanu tacsidaas u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland gaar ahaan ehelkiisa meel kasta oo ay kala joogaan.
Waxa aanu Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo.
Amin
Tacsi: Marxuum C/Laahi Siciid Dheere, Innaa Lillaah Wa innaa Ilahhi Raajicuun
Gudoomiye: Faysal Cali Hussein.
Musharax: Jamaal Cali Hussein
Musharax kuxigeenka: C.rashiid Hassan Mataan
Xoghayaha Guud: Ahmed Saqadhi (Ahmed Keyse)
Iyo dhamaan xoghayaasha, madaxda kale ee xisbiga UCID,xubnaha iyo taageerashaasha xisbiga; Gaar ahaan Garabka UK Iyo Yurub
Dhammaan dadkaasi waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii, ehelka, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda uu ka baxay Alle ha u naxariistee C/Laahi Siciid Dheere oo shalay 16/Oktober/2012 ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay wadada Berbera. Waxa ay marxuumkaa Ilaahay uga baryayaan inuu jannadii ka waraabiyo, ehelkii, asxaabta iyo ummaddaba uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
TACSI TEERAANYO LEH
1- Abdulkadir Ammin Sheekh Safiirka Soomaaliya ee Kuweynt.
2- Sayid Axmedsheekh daahir Safiirka Soomaaliya ee Uganda.
3- Maxamed Maxamud Handulle Safiirka Soomaaliya ee Rashiya.
4- Maxamed Cali Nur Ameriko safiirka Soomaaliya ee Kenya.
5- Abdirahmaan Abdi Xuseen Guulwade Safiirka Soomaaliya ee Djibouti.
6- Maxamed Sheekay Qunsulka Soomaali Immarad Carabta Dubia.
7- Dr Xasan Maxamed Xaaji Duusoos.Qunsulka Soomaaliya Ee Uganda
8- Said Maxamed Nur Safiirka soomaali ee Ethopia –Afrikan unian.
9- NUr Xasan xuseen Safirka Soomaaliya Talyaniga iyo middowga yurub.
Waxay tacsi tiraano leh u dirayaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto , qeyskii, eheladii , qaraabadii iyo Saaxibadii uu ka geeriyooday Dr.Maxamad Hussein(Ilka Dahaboo) safiirkii soomaaliya ee dalka liibiya ahaa mudo badan iyo Xildhibaan soomaaliyeed. Waxaa ahaa wadani wax badana u soo qabtay dalkiisa iyo dadkiisa.
Waxay diplomaasiyiinya ilaah uga baryayaan marxuumka janadii fardowsa. Ummadda soomaaliyeed , eheladii. Qaraabadii qeyskii iyo saxibadii uu ka geeriyooday sammir iyo iimaan ammiin.
Tacsi Tiiraanyo Leh
Tacsi Tiiraanyo Leh
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raa jicuun
Drs Khadiija Ciise Kariish
Hawa Ciise Kariish
Muna Ciise Kariish
Haji Cali Xassan Shibis
Aweys Maxed Kariish
Deqa Maxed Yusuf
Ciise Maxed Kariish
C/Rizaq Hassan Kofi
Xamdi Farax Nuur
C/Lahi Gesey Diinle
C/Rizaq C/le Majaay
Hassan Maxed Ali (Ing Wambe)
Ing. Cabdi Hassan cadow
Ing. Muse Sheekh
Haji Cabdi Jamaal
Maxed Wiifow
C/salan Bashiir Cali
C/Raxman Yusuf Sheekh
C/kariin Cali Cadow
Hassan Cali Malaay
Cali Maxed Guuleed (Cali Weyne)
Osman Abukar Gass
Axmad Maxud Barow (Axmad Bidaar)
Dadkaas dhamaantood waxeey u tacsiyeeynayaan Farah Cumar Nuur oo walaalkii Dr.Maxed Cumar Nuur (Maxed yaroow) ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay muqdisho 20/09/12 guriga haweenka. Sidoo kale waxay u tacsiyadeynayaan Walaalahiis C/Caziz, C/rizaq, Maryan, Xajiyo Faduma Cumar, caruurtiisa & xaasaskiisa illaaheey samir hanaga wada siiyo, Asagane janatul fardosa haka waraabiyo. Aamiin Amiin.
Tacsi loo dirayo Marxuum Macalin Xasan Xirsi Faarax oo shalay ku Geeryooday Magaalada Kristianstad ee Dalka Iswidhan.......
Dhamaan Qoyska Reer Sheekh Biixi Sagal Meelkasta oo ay Joogaan Dhamaan Qoyska Reer Bedal Maxamuud.
Maxamuud Cabdiraxmaan Xaashi Cilmi
Mahad Faarax
Nimco Cali Cumar
Nadra Cali Cumar
Xaawo Luul
Cabdiwali Maxamed Axmed iyo Xaaskiisa
Mowliid Maxamed Aadan iyo Xaaskiisa
Bile cabdulaahi Indho geele
Jamaal Cabdulle Axmed Nuur iyo dhaman Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Kristianstad ee Dalak Iswidhan waxa ay iyagoo ka Murugeysan Tacsi u dirayaan Marxuum Macalin Xasan Xirsi faarax oo shalay subax ku geeryooday magaalada Kristanstad ee Dalka Iswidhan waxana ay Ilaahey uga Baryayaan Naxariistii jano inuu ka waraabiyo Marxuumka Samir iyo imaana ka siiyo eheladiisa iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed.
Inaa illaahi wa inaa ileyhi raajucuun.
Geeri naxdin leh: Xaaji Maxamed Karish Tifow
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish Tifow waxaan leenahay Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo dhamaanteen geerida naxdinta leh ee ku timid Aabe Xaaji Maxamed Karish Tifow oo 09-09-2012 ku geeriyoodday magaalada Muqdisho.
Dhamaan Ilmo reer Muxiyaddiin Cali, waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii, caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xaaji Maxamed Karish Tifow, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Illaahey ha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana Allaha ka waraabiyo AAMIIM.
Sidoo kale waxaa tacsi gaar ah diraya Faarax Cumar Nuur, Cali Muxiyaddiin Cali, Cali Cabdulle Qaanso, C/raxmaan Muxiyaddiin Cali, Axmad Muxiyaddiin Cali iyo Abdul Arts, dhamaan dadkaasi waxay tacsi gaar ah u dirayaan Aweys Xaaji Maxamed Karish iyo dhamaan reer Xaaji Maxamed Karish, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan allaha naga wada siiyo, Janadii Fardowsana allaha ka waraabiyo AAMIIN , AAMIIN.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
JAALIYADAHA SOOMAALIYEED EE DEGGAN MAGAALADA GÖTEBORG WAXAY TACSI U DIRAAYAAN MAXAMAD OMAR WARDHEERE OO AABBIHIIS OMAR WARDHEERE KU GEERIYOODAY MAAGALADA MUQDISHU TAARIIKHDA MARKAY AHAYD 5ta septembar 2012.
WAXAAN ALLAH SUBXAANAHU WATACAALA KA BARYAYNAA IN MARXUUM OMAR WARDHEERE JANNADA KA WAARAABIYO.
AAMIIN. AAMIIN.
Adam Mohamed Ibrahim
tacsi bahda isboortiga magaalada isboortiga ee Katariholm ee Swedan

inaa lilaahi wainaa ileyhi rajicuun dhamaan bahda isboortiga magaalada katrineholm ee gobolka sörmaland ee sweden waxey halkan ugu tacsiyadeynayan dhamaan bahda isboortiga somaaliyed meel walboo eey ka jogaan dafaha adunyada geridii naxdinta laheyd ee ku timi alla ha u naxariiste garsorihii hore ee calamiga marxuun xaaji cabdi cilmi oo ku geriyodey dalka malesiya iyagoo aad uga tacsiyadeynayo gaar ahaan qoyskiisa iyo qaraabadiisa uu ka baxay marxunka isagoo ahaa marxuunk halyey ka baxay isbortiga somaaliyed magac dheer iyo sumcadna ku dhex lahaa dhamaan bulshada somaaliyed waxan ilaah uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka warabiyo eheladiisana samir iyo imaan ilaah ka siiyo tacsidan oo eey si wada dirayaan bahda isbortiga magaalad katrinholm swedenoo uu ugu horeye xokeyaha olombikada somaaliyed mudane tarabi. col maxamed deqoow macalin, macow xuseen xasan. cabdulaahi dhaqaale. barliin cadaawe. yasiin maaxi macalin. nuur baarbe. farax cali macalin . cali siciid . axmed keey . libaan malaay. axmed jrmal. diyeshe. mareye.coloow. iyo kuo kale oo fara badan
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ay Dirayaan Dhamaan Dhalinyarada Xaafadda Towfiiq.
Dhalinyarada xafada towfiiq oo kala ah
Wariye Maxamed Xuseen Yuusuf (xaaji Tahriib),
C/Raxmaan Muumin (Codeey)
Cabdirizaaq yuusuf kampala
Maxamuud Xuseen Maxamed (Ina Fara Fara),
C/Qaadir Sh. Xasan Maxamuud,
Cismaan Cali Maxamuud (Xuubey),
Suleymaan Nuur Axmed (Barafow),
Fartuun Cismaan Xaaji,
Rooda Cali Sagaar,
Ismaaciil Kuulow
Siciid C/Laahi Jabriil (Saciid Yaqiiney)
ismaciil ahmed jiifyare
mohamed osman engish
mowliid ducaale (seefta banaanka)
cabduqaadir qandac
cali jaar
ayuub ibrahim hassan (difaa)
axmaed ali da uud
cabdulahi cali dauud (ajaay)
cilmi cabdi rahmaan maasimo (dhijital)
cabdi ladhiif fara cadde
cabdi shakuur faarax cigale (washiton)
abuukar cali xuseen (faqa buraale )
cabdirahmaan carab cali baso
cabdi kariin axmed jiifyare
mahamed deeq muumin (amiinka)
ismail cali xuseen
nasro cabduqadir osmaan ahmed
cabdi cali xuseen
Mohamed cali xuseen (jiire)
Saciid cali xuseen
Yariisay cali
Hani buuboow
Nuurta Mohamed cali
Dhamaan Dhaalinyarada Xaafada Towfiiq Waxa ay Tacsi Tiiraanya leh u Dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii ee Ka Geeriyootay Qaali maxamuud ukun , oo goor dhow ku geeriyooTay isbitaalka soos ee Magaalada Muqdisho, Waxaanu leenahay Ilaah Ha U Naxariisto Janadi fardoowsana allaha ka Waraabiya Marxuumada , Amiin Amiin Amiin.
TACSI: Marxuum Axmed M. Gadafeey oo Katrineholm Sweden lagu aasay, iyo Tacsi loo dirayo
Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada katrineholm oo isugu jira, ehel walaalo, asxaab caruur iyo ciroole iyaga oo ka tiiraanyeysan waxa ay tacsi u dirayaan ehelka iyo qaraabada marxuum Axmed Macalin Gadafeey oo maanta lagu aasay Magaalada Katrineholm una hoyday hoygiisii runta ahaa, si gaar ah waxa ay uga tacsiyeynayaan walaalkiis Nuur Macalin Cabdi Gadafeey ( Ceydid), waxa ayna leeyihiin samir iyo iimaan allaha inaga siiyo walaalkeen axmed.
Sidoo kale Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Flen iyaga oo isku duuban waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehalada iyo asxaabta Marxuum Axmed Macalin Cabdi Gadafeey, iyaga oo tacsidana gaarsiinayo walaal Ceydiid, oo ay leeyihiin samir iyo iimaan allaha naga siiyo walaalkeen, anagana gadaashiisa illaahey nama fitneeyo. Aamiin.
Sidoo kale Jaaliyada soomaaliyeed ee Magaalada Stockholm, gaar ahaan Xaaji Abuukar Caraay Maxamed Mukhtaar, Xamdi Caraaye, Cabdi Dhuxul iyo Cali Jilicow iyo Sh. Cabdi Casiis iyo ehelada iyo qaraaabada kale waxa ay dirayaan tacsi tiiraanyo leh, oo ay gaarsiinayaan ehelka iyo walaalaha marxuum Axmed Macalin Cabdi Gadafeey oo maanta lagu aasay magaalada katrineholm.
Si gaar ah aniga oo ah Wariye C/raxmaan Xudeyfi waxaan tacsi tiiraanyo leh gaarsiinayaa dhamaan walaalaha katrineholm, iyo ehelada iyo qaraabada si gaar ah waxaan ugu tacsiyyeynayaan walaalkeey Nuur Macalin Cabdi Gadageey (Ceydiid) oo walaalkiis Axmed uu ku geeriyooday Magaalada Katrineholm, waxaan leeyahay Walaalkeen samir iyo iimaan allaha kaa siiyo, geeridu waa xaq, qof kastana maalin ayuu dhimanayaan, ma dhinte waa illaah ee illaahey naxariistii janno ha siiyo walalakeen, anagana illaahey gadaashiisa nama fitneeyo. Aamiin
 |
Geeri Naxdin leh: Dr. Xuseen Wadaad oo looga tacsiyeynayo geerida Aabihii Maxamed C/lle.
Allaha u naxariisto qabrigiisa neecoow iyo naruuro allaha ku siiyo Aabe Maxamed C/lle oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhamaan ehelada iyo asxaabta reer C/lle oo ku kala nool daafaha dunida. |
Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Katrineholm ee isugu jirta ehel iyo walaalo, iyo guud ahaan bahweynta saxaafada wax aay tacsi u dirayaan Dr. Xuseen Maxamed C/lle Xuseen Wadaad oo xalay aabihii ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, allaha u naxariisto qabrigiisana h u waasiciyo Aamin Aamiin.
Tacsi Tiiranyo Leh
Waxaa dhawaan magaalada Guriceel ku geeriyootay alaha u naxariistoXaawo Mire Faarah oo eedo u ah Anfac Cumar Cadow oo ka tirsan shaqaalada somaliweyn gaar ahaan TV somaliweyn Gothenburg.
Dhamaan reer Mire Faarah Iyo reer Saciid Cumar Cadow waxaanu leenahay hadaanu nahay bahda somaliweyn in samir iyo Iimaan ilaah ka siiyo.
Amiin....Amiin.... Amiin
TACSIDA Abdullahi Sheekhdoon
Abdirahman Ahmed Mohamed "Jannaale" iyo xaaskiisa Safia Aden Deer
Abdullahi Aden Deer iyo xaasaskiisa
Addulkadir Aden Deer iyo xaaskiisa
Xabiba Aden Dee iyo Sayigeeda Ahmed Weheliye
Ladan Ader Deer iyo sayigeeda Mohamed Hassan
Qaali Aden Deer iyo sayigeeda Abdiaziz Hassan,
Hooyo Halima Barrow
Dahabo Elmi Deer iyo caruurteeda
Abdikarim Elmi Deer iyo xaaskiisa iyo
Dhammaan ehelada reer DEER
waxay Tacsi tiiraanya leh u dirayaan Hooyo Nadifa Osman iyo Aaabbe sheekhdoon - geeridii naxdinta laheyd ee ku timid wiilkooda Abdullahi Sheekhdoon oo ku geeriyooday wadanka Mareykanka, magaalada Minneapolis taariikhda ............
Tacsi Ku Socoto Gudoomiyaha Dalada Fanaaniinta Somaaliyeed Ee Dalka Jarmalka Siciid Khaliif Cali
Oo Hooyadiis Marxuumad Xabiibo Maxamed Cuuf Ku Geeriyootay Magaalada Ceel Dheer :-
Cabdirashiid Cali Iyo Xaaskiisa Fartuun Cismaan Gefane
Fanaanka Cabdi Cali Baacalwaan
Fanaanka Cabdi Baadil
Fanaanada Hodan Cumar Dhuule Cali
Fanaanka Cabdi Nuur Cabdulaahi Xamari
Fanaanka Cabdulaahi Nasteex
Fanaanka Yaxye Weli Iyo
Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee Ku Nool Guud Ahaan
Dalka Jarmalka,Gaar Ahaan Jaaliyada Somaaliyeed Ee
Magaalooyinka Köln Iyo Bonn Waxa Ay Si Wada Jira Tacsi
Ugu Dirayaan Gudoomiyaha Dalada Fanaaniinta Somaaliyeed
Ee Ku Nool Dalka Jarmalka Siciid Khaliif Cali oo Hooyadii
Marxuumad Xabiibo Maxamed Cuuf Ku Geeriyootay Bishaan
Luuliyo 1/7/12 Magaalada Ceel Dheer Ee Dalka
Soomaaliya,Waxaan Ilaaheey Uga Baryeeynaa Caruurtii,Qaraabadii
Iyo Axsaabtii Ay Ka Baxday Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo,Marxuumadana
Waxaan Ilaahey Uga Baryeeynaa In Uu Janno Fardowso Ka Waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin.
Cabdirashiid Shaam
Somaliweyn Media Center Germany
Shaamabdi977@msn.com
TACSI
Jaaliyada reer Finland waxay tacsi u dirayaan safiir Ali Qasim oo uu walaalkiis Maxamed Qasim ku geeriyooday maanta 10.7.2012 wadanka Sacuudi Carabiya magaalada Jidda. Waxaan Gaarahaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Aabe Qasim Maxamed Shire & Caruurtii uu dunida kaga tagay Maxamed Qasim Maxamed iyo Ehelkii.
Jamac Abdulkhadir (Carlo)
TACSI: Allaha u naxariisto Maxamed Axmed Jimcaale
Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo), C/Casiis Xasan Maxamed, Muuse Maxamed Cusmaan, Xasan Maxamuud Axmed (Fanax), Yaxye Maxamed Caddow, C/llaahi Maxamed Cumar, Abuukar Maxamed Muxudiin (Shaxam), Sakariye Muxudiin Cugaal, C/qaadir Koronto, C/llaahi Xasan Axmed (Shiiqaalow), Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Maxamuud Jilacow dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada geeridii ku timid Allaha u naxariistee Maxamed Axmed Jimcaale.
Waxay si gaar ah tacsi ugu dirayaan Xabiibo Axmed Jimcaale oo walaalkeed Maxamed Axmed Jimcaale ku geeriyooday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Boondheere, Allaha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo eheladii iyo asxaabtii uu ku geeriyooday. AAMIIN...AAMIIN
TACSI TIIRAANYO LEH
1)Dr. Cali Cusmaan cali
2)Tababare Ibraahim Suudaani
3)Tababare Maxamed Xaaji Giftin
4)Aweys Muuse Arbow (Aweys Fundi)
4)Cabdulkaadir Xasan Cadde (Caydiid Jeenyo)
5)Cabdikariim Cali Aar (Cali Mataan)
6)Jaamac Cali (Jaamacey)
7)Maxammed Cabdi Seyga
8)Inj. Cumar Shekhey (Gud. Jaaliyadda Atlanta)
9)Cabdicasiis Axmed Mahdi
10)Axmed Xaashi (Axmed Weli)
11)Nafiisa Cali
12)Caaliya Cabdi Maamuus
13)Maxamed Muslimiin
14)Xamsa S. Xamsa (Gudoomiyaha Isboortiga ee Kentuky)
15)Cabdulaahi Nuur Kolombo
16)Amiin Caamir Maxamed
17)Maxamed Sufu Abashekh (Madaxa Dahabshiil ee Atlanta)
18)Axmed Cabaas Busuri
19)Cabdulaahi Afrikaano
20)Khaliif Shire (Khalif Riiko)
21)Cabdi warsame Isaaq
AQOONYAHANADDA ISBOORTIGA,WARIYAASHA IYO MADAXDA KALEBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN AABE SHEKHDOON CABDULLE CILMI IYO HOOYO NADIIFA MAXAMED CUSMAAN OO WIILKOODA MARXUUM CABDULLE SHEKHDOON DHAWAAN KU GEERIYOODAY DALKA CANADA GAAR AHAAN MAGAALADDA TORONTO, WAXAANA EEBE UGA BARYEYNAA IN MARXUUMKAASI JANADII FARDAWSA AHEYD KA WARAABIYO EHELADII UU KA DHINTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.AMIIN.
Tacsi Tiiraanyo Leh ooloo diraayo Cilmi Iidow oo dhawaan Muqdisho ku geeriyooday
Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha ha u naxariistee Cilmi Iidow, tacsidaas oo ay wadadiraayaan dhamaan eheladiisa iyo bahda somaliweyn webside ee Gothenburg.
Cali Xassan Iidow oo ah wiilka uu soo koriyey marxuunka dhintay oo degen magaalada Gothenburg ahna masuulka xawaalada Olypic Express ee wadanaka Sweden, waxaanu leenahay samir iyo iimaan in uu liaaheey kaa siiyo, hadii aanu nahay bahda somaliweyn ee Gothenburg anguna waxaanu leenahay in Janadii Fardowsa ilaahey inuu ka waraabiyo marxuun Cilmi Iidow, Amiiiin Amiiiin Amiin
Tacsi Tiiraanyo Leh
Bahda Isboortiga Soomaaliya oo Tacsi tiiraanyo leh oo loo diraayo Cabdulqaaadir Xasan Xeyle (British)
INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Cabdullaahi axmed tarabbi
Maxamed mukhtaar sheekh
Cali maxamed axmed (calisaciid)
Cabdulqaadir maxamuud cabdulle (cabdi cadde)
Faarax cali macallin
Mire shiikh cumar (mishom)
Axmed xuseen cumar (axmed key)
Maxamed maxamuud cali (buubshe)
Xuseen xasan (boot)
Dhammaan bahweynta isboortiga oo isugu jira masuuliyiin iyo garsooreyaal kubadda cagta kuna nool wadanka sweden waxey tacsii tiiraanyo leh u dirayaan garsoore heer caalami cabdulqaadir xasan xeyle (british) oo aabihii allaha u naxariistee xasan xeyle ku geeriyooday magaalada muqdisho dhowaan.
Asxaabtani waxey iyagoo ka tiiraanyeysan geerida tacsi taa la mid ah u dirayaan qoyskii, eheladii iyo dhammaan asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumka allaha u naxariistee Xasan Xeyle.

Gudomiyaha ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya oo tacsi u diraya ehelada iyo ummada Somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh.Maxamed Farax
Inalilahi wa ina ileyhi rajucuun Anigo ah Gudomiyaha ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya ahna xoghayaha guud ee dariiqada sayid axmed alrifaaci kabiir dr.ali omar abati binfaghi waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya ehelaadi iyo guud ahan ummada somaliyeed ee uu ka baxay Sh.Cumar Sh. Maxamed Farax.
Sh. Cumar Sh.Maxamed Farax waa nin Aqoon badan waxaa uu aha Hogaamiye qayb weyn ka qatay so celinta sumcada ay manta ku faani karto Ahlusunna Waljamaca Sh.Cumar waxaa uu aha geesi aan gaban dacadna ka Camal kasta oo u qabanaayo.
Waxaan si qaas ah Tacsidaan ugu diraya Dhamaan Culumaudiinka Ahlusunna Waljamaca meelkasta oo ay jogaan waxaan leyahay ilahay janadii Fardowso haka waraabiyo inti uu ka tagayna Samir iyo Imaan Alaha ka siiyo. Amin Amin Amin.
w.d dr.ali omar abati binfaghi
guddoomiye ku xigeenka majmaca dariiqa suufiya
email is dariiqadarufaaciya@yahoo.com
Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare oo tacsi u diraya eheladii uu ka geeriyooday Sh. Cumar Sh. Max'ed Faarax.
Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare, dhammaan culumaa'udiinka, xerta iyo Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi u dirayaan ehelada, culumaa'udiinka, xerta iyo jameecada dariiqada Suufiyada Ahlu Sunna Waljameeca.
Khaliif C/qaadir Macallim Nuur Maxamed Siyaad, Xerta, jameecada iyo dariiqada suufiyada meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxay tacsi u dirayaan ehelada Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo dhowaan ku geeriyooday dalka gudihiisa.
Dhinaca kale Allaha u naxariistee Sheekh Cumar Sh. Maxamed Faarax wuxuu ka mid ahaa mashaa'iqda fara ku tiriska ah ee sida aadka ah ula dagaalsanaa kooxaha dhibaatada ka wada dalka, wuxuuna mar walba dadka ku boorin jiray inay ka hortagaan cadowgooda oo ah kuwa ku dhibay degaanadooda, una diiday inay cibaadeystaan, iyagoo u fasiraya diinta Islaamka siyaabo khaldan.
Allaha u naxariisto hoggaamiyaha Daruqu Suufiyah, waxayna leeyihiin qaraabadii, asxaabtii iyo jameecadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, isagana janadii Fardowsa Allaha ka waraabiyo.
AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN
|