|
Maqaal:
Cabasho Xildhibaannimo
Ujeedo Cabasho Xildhibaannimo
Ku Gudiga Qabanqaabada Doorashada Xildhibaanada somaliyeed
OG.: Madaxda Dowlada Soomaaliya
OG: Urarada Caalamiga Ah Sida IGad IWM
Annagoo Ah Beesha Lelkase/daarood waxaan U soo jeedinaynaa gudiga doorashooyinka
In aanan ku qanacsanayn oo raali ka ahayn soo gudbinta ay soo gudbiyeen
Oadayada Dhaqanka u matalaya beeshaas ninka la yiraadhdo
A/qaadir C/nuur Xaashi (Gaabane) ninkaas oo aan ku Eedaynayno in uu beesha horay ugu Eedeeyay Inay Yihiin Shabaab Waa siduu hadalka udhigaye xiligii dagaalkii garsoor
Taas oo uu Difoose Ugu Ahaa Maamulka faroole sidoo kale Beeshu waxay ku Eedaysay ninkaas In uu Beesha Dhexdheeda kula Jiro Tafaraaruq Xun Sida In uu Gabdho Marwooyin ah oo usoo jeediyo oo ku qanciyo Xildhibaan Ay raali ka ahayn inay usu sharaxaan Isagoo Gacan ka helaya Isimada Qaarkood.Waxaa Beeshu Ku Eedaysay oo kale Inuu ku dhexlahayn beesha subcad oo uusan tagi Karin Deegaanada Beesha
Digniin
Waxaan Halkaan Digniin uga digaynaa Mar Labaad Isimada Siiba Ninka Matalaya Aabihiis Ugaas Axmed ee la yiraahdo Max,ud. Oo dabada ka wada Gaabane In uu Ka waan toobo arintaas Kana daayo Is dabamarmarinta ay beelaha Qaarkood sida toos ka ah ugu hayaan
Waxaan mar kale u sheegaynaa Gudiga Doorashooyinka xildh. inaysan qaban ninkaas oo ka eedaysan bulshada dhexdeeda
Waxaana Bayaankaan Soo Wada Saxiixay Odayaasha Dhaqanka Aqoonyahada &Ganacsatada oo kala ah:
- Garaad C/laahi Afar indhood
- Caaqil Bashiir Carab
- Caaqil Jaamac Cabdi Gaawe (BasBaas)
- Nabadoon C/naasir Cigaal Xisrsi (Faracade)
- Caaqil Yuusuf Xirsi Xaaji
- Caaqil Sh Ibraahim Xirsi
- Col Bashiir Jaqaf
- General Shimbir
- Gudoomiye Cali Ismail
- Ganacsade Farxaan Faarax dheere
- XXXXXX Max,ed Sh Ismail (Hire)
- XXXXXX Burhaan Ilkadhagax
- XXXXXX C/laahi Indhocaad
- Dr Max,ed Xusein Ilkadhahab
- Dr. Sakariye Jeenihaar
- Dr C/kaadir Max,ed Xasan Dhagaweyne
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|