|
Aragti: Wadaadkii Waa 4 Jeeble Siyaasigii Waa 5 jeeble Xildhibaankii Dhuuntiisa Ayuu...
Wadaadkii Waa 4 Jeeble Siyaasigii Waa 5 jeeble Xildhibaankii Dhuuntiisa Ayuu Ku Caqli Yahay Amisona Mushaar ayey u joogtaa by Madaxa Dallinyarada Washington.....
Magacaygu waa C\Kariim Jiirow Sharmarke waxaan leeyahay ummadda Ramadaan kariim salaan ka dib maanta Soomaaliya waxay u baahan tahay Madaxwayne aan wax mushaar ah aan qaadan,iyo aqoonyahano Bilaash ku shaqeeya oo aan jeeb doon ahayn.
Aniga iyo Raga ila socda wax mushaar ah idiin kama rabno waa iskaa wax u qabso intaas waxa dheer waxaan soomaliya ku xirayaa Ururka Unionka oo Maraykan ilaa yurub isku xiran oo xiniinyaha ka haya Siyaasiinta yurub ilaa Australiya`oo awoodooda Ciyaarihii aduunka joojiyey hadii aan la yeelin talada unionka Soomaaliya oo dhan ayaa la shaqo galinayaa qof bilaash meel u taagnaan doona ma jiro.
caalamkii ayaa ka yaabay sida ey lacagta u lunsedeen DkMG ah ciidankiina iyagoo safka hore ku jira in mushaarkooda la dhaco,marka Cabdulqaadir Diini iyo Ckariim dhaga badan oo ah saraakiishii hore in marka ey yimaadaan nimanka ey xabsiga dhigaan inta ey lacagta ka bixinayaan waayo wadanku Baarlamaan ma leh iyaguna waa sharci daro ciidanku hala wareego Talada.
Amison 7 sano ayey joogaan Maanta ayey afgooye gaareen markey magaalo yimaadaan oo alshabaab cararto mey baacsadaan intey 2 usbuuc joogaan ayey dadkii soo dhaweeyey galaaftaan ilaa waqtima ayey shabaab la dirirayeen oo mushaar qadanayeen,waxaa kale oo fursadaan rabaa in aan ku sheego in uu la socdo taliyaha Waaxda socdaalka Cabdulaahi Gaafow in lacagta soomaalida iyo b\boorka lagu sameeyo garoowe,hargeysa,Gaalkacyo waana danbi,marka intuu afrikaanka kaxaysto hasoo xir-xiro dadkaas oo waliba yiri 20% isagaa leh ama meesha ha isaga tago inta joornaalka lagu soo qorin. jeeblaha.
C\Kariim Jiirow Sharmarke
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|