|
Taageerid Xildhibaanada Beesha Cabdala Sabti Drs Maryan Cariif ee aduunyada dacaladeeda
Jaaliyada Cabdala Sabti Ee Beelweynta Murusade Ee Ku Nool Qaaeada Yurub iyo Wadadamada Skadenefiyenka
Waxa Ay Si Buuxda u Taageereen Xildhibaanada Beesha Cabdala Sabti Drs Maryan Cariif Qaasim Wehliye
waxaa kulan dhinaca taleefoonada ku dhexmaray jaaliyada cabdala sabti ee ka tirsan beelweynta murusade
ee ku nool qaarada yurub iyo wadamada skadenefiyenka,kuwaas oo si buuxda u taageeray isla markaana
soo dhaweeyay xildhibaanada beesha cabdala sabti Drs.Maryan Cariif Qaasim.
Jaaliyada Beesha Cabdala Sabti ayaa si wada jira isugu raacay in xiligaan uu yahay, xiligii Beel walba ay
soo dirsan lahayd Ruux Aqoon leh,isla markaana la xisaabtami kara madaxda sare ee dowlada.
waxa ay beeshu si wada jira u canbaareyneysaa hadaladii gefka ahaa ee ka soo yeeray,ugaaska beesha
murusade,waxayna si deg deg ah ugaaska uga codsanayaan in uu xaalmarin buuxda ka bixiyo wixii qalad
ee isaga ka dhacay,waxay jaaliyada u sheegeysaa masuuliinta ugu sareyso soo xulilada xildhibaanada cusub
in ay kalsooni buuxdo ku qabaan xildhibaanada beesha cabdala sabti drs.maryan cariif.
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|