|
Faallo: Hamablyo Mohamed Farah-Halyeey Sporti
Hamablyo Mohamed Farah-Halyeey Sporti heer Caalami
ah-Guusha weyn 100 sano Dalkan UK orodkaas dheer ma
qaadiin Taariikhi ayaad dhigay(2012 lOndon)Magacaaga
Midka Dalkan UK iyo Somaaliyeedba kor ayaad u qaaday.

Inshaa Allha Mohamed Farah waad qaadin mid kalle ee 5.000
waxaadna ka mid noqon xidigaha Sanadkan iyo halyeeyada 2012
London,waxaa aduunka oo dhan u xaqiijisay in Jinsiyadda
Somaaliyeed leedahay xidigo sporti,iyadoo hore Halyeey-Abdi
Bille taariikhda Sportiga aduunka ku qoray magaca Somaaliyeed.
Halyeey-Mohamed Farah Hambalyo inshaa Allah guulo kalle.
-Ustaad-Xassan Carab-
-Aug-06-2012.
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|