|
Ramadan cup in Gothenborg 2012
Gothenburg Jimco 10 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Waxaan bulshoweynta iyo bahda isboortiga dagan Göteborg iyo nawaaxigeeda ugu bishaareyneynaa in uu jimcaha bilaaban doono koobkii la wadasugaayay oo sanadlaha ahaa (Ramadan Cup) oo sanadkaan aan ku xuseeyno laba halyeey oo isboortiga wax weyn kasoo qabtay, allaha u naxariisto Aadan wiish yabaroow iyo Saciid Mugaanbe.
Cayaaruhu waxeey ka dhacaayaan Garoomada Kviberg.
Sanadkaan waxaa ku tartamaya afar kooxood oo kala ah:
FC Liido
Jubba Express
Qaran Express
FC Faanoole
Cayaarta koowaad waxeey dhaceysaa jimcaha 10 agoosto saacada 19:00.
Cayaarta labaad waa axada 12 agoosto saacada 19:00
Cayaarta sadaxaad oo finalka ah waxeey dhaceysaa maalinta jimcaha 17 agoosto saacada 19:00.
Wixii faahfaahin intaa dheer waxaad kala xiriirtaa gudiga qabanqaabada:
Macalin aadan 070-3658401
Macalin Cumar 076-0685998
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|