Somali News
    Hees  

Tartankii Quraanka Kariimka ee bisha Ramadaan oo oo lagu soo gabagabeyay magaladabaledweyn ee gobolka Hiiraan

Mogadishu Jimco 10 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Tartankii Quraanka Kariimka ee bisha Ramadaan oo oo lagu soo gabagabeyay magaladabaledweyn ee gobolka Hiiraan

Tartankii  quraanka kariimka ahaa ee ka bilaawkii sonka ka bolaawda magalada Baladweyn ayaa si heersara ah lagu soo gaba gabey.

Tartankani ayaa waxaa  soo qaban qaabiyay ururka dhalin yarta gargaar oo ah urur dhalin yaro oo iskooda isku aruursaday, si aay u garab istaagaan dadka ku dhaqan gobolka inta aay awoodaan.

tartankani ayaa noqtay tartanka kaliya ee ka dhacay magalada baladweyn soonkani oo dhan. Tartankani ayaa waxuu ahaa 4 qeybood ee quranka kariimka ah oo kala ah. 30 ka jus, 15 jus, 10 jus iyo  5 ta jus. Afartaas qeybood waxaa loo tartamaya mid waliba kaalmaha 1 aad, 2aad, 3 aad

Ardaydii ka qeyb gashay tartanka ayaa midwaliba doonayay kaalin balse waxaa  ku guuleystay  ardaydan.30 ka jus ardaydi kalmaha kagalay.

1: Cabdiwali Maxamed Xusen   kitaab qur aan iyo $ 100
2: Cabdishakuur yusuf cisman kitaan quraan iyo $ 70
3: Maxamed nuur xiriye  kitaab quraan iyo $ 50

15 ta jus ardayda kalmada kagalay.

1: Maxamed cabdi ciidoowle kitaab qur aan iyo $ 80
2: Xusen Maxamed Cisman kitaab qur aan iyo  $ 60
3: Axmed rashid Abdiwaaxid kitaab qur aan iyo $ 40

10 ka jus ardadii kalmaha kagashay.
1: Saadaam xusen yusuf kitaab qur aan iyo     $60
2: Maxamed amiin waceys kitaab qur aan iyo  $ 40
3: maxamad cisman xaaji kitaab qur aan iyo    $ 35

5 ta jus ardadyda kalmaha kagashay.

1: yaasir axmed jeyte kitaabqur aan iyo               $ 40:
2 ciise maxamed cismaan kitaab qur aan iyo      $ 35
3: Cabdiraxman cumar guuleed kitaab qur aan . $35:
4 caamir mustafe xaaji kitaab qur aan iyo           $ 30


tartankaan ayaa ahaa mid siwey u so jiitay  dhalinyarada iyo ardayda
macalimiinta  dugsiyada quraan  ee magaalada baledweyn ee xarunta
gobolka hiiraan




Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)