Somali News
    Hees  

Wararkiii ugu danbeeya ee ku saabsan dad isku keenida soomaalida ee Sweden

Stockholm Jimco 10 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Wararkiii ugu danbeeya ee ku saabsan dad isku keenida soomaalida ee Sweden

Safiirka Sweden ee Addis oo hayey 7000 oo qoys arimahooda ayaa go'aanka ugu horeyo dhameeyey. Safiirka Nairobi iyo Kampala ayaguna shaqadooda meel aad u sameysa ayey mareysaa ee arimaha somalida isu keenida.

Kuwa ugu horeeya ee arimaha isu keenida howsheeda waa ay dhamaadeen, waxa kaliya ay sugayaa waa u safrida Sweden. Sababta oo ah IOM oo diyaarineyso tikidhado raqiis ah si ay u yimaadaan Swedhan. Qiyaas aahaa 6 bil oo sharci ah ayaa la siiyey dadka la keenaayo. Saadaashu waa 20 000 oo qof, laakiin qeyta go'aanka heshay aad uma cada.

Xafiiska go'aan ka gaarida ugu badan oo arintaas ay soo gaartay waa magaalooyinka Örebro, Västerås, Växjö, Norrköping, Uppsala.
Sida ay u egtahay magaalooyinka waa weyn qeyb yar ayaa imaan doonto.

Senaste nytt om anknytningar Somalia.

Ambassaden i Addis har fått in 7000 ärenden och de första  besluten är klara. Ambassaderna i Nairobi och Kampala jobbar också för högtryck med somaliska anknytningsärenden.

De första anknytningsärendena är klara, men de väntar med resan till Sverige. Eftersom IOM skall förmedla billiga resor till Sverige.  Beräknad genomsnittstid för beslut  om anknytning är cirka 6 månader efter PUT.  Av prognosen på 20 000, så är beviljande andelen mycket oklar.

De tillståndsenheterna som fått in mest ärenden är Örebro, Västerås, Växjö, Norrköping, Uppsala. Hittills ser du ut som att en mindre del kommer till storstäderna.

Somaliweyn
Stockholm Sweden

 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)