|
Bayaan Lagu Canbareynayey Habka Loo Qeybiyey Xildhibanada Besha Absame ee Ka Dhacay Magaalada Stockholm Sweden
Stockholm Sabti 11 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Waxaa Shir Isugu Yimid Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden Aqonyahanada iyo Waxgaradka Besha Absame iyo Aderkod Galimeys SHirkaas oo Ahaa Mid Lagu Canbaareynayey Habka Loo Mamuley ama Loo Qeybiyey Qeybtii Lagu Soo qadey Magaca Beesha farta absame iyo Adeerkood Galimeys.
Arintaas Qaldan oo eey mamulen SHaqsiyad Dano siyasaded ku Donaya Habkaas Qaldan Ineey Wax Ku Noqdan Meel sarena eey ku garaan Magaca Beshaas Dowlada Cusub ee La Flayo In La Soo Dhiso Waqti Dhow hadaba anagoo aad uga raali galineyna dhamaan dadkaas walaalaha sida loo kala fogeynayo cadaawadna laga dhex abuuri rabo.
Anago ku hadleynayna magaca beesha waxaan u shegeynaa dowlada somaaliyeed iney danaha besha shaqsi uu siduu rabo u qoran karin eyna tahay wax qowmiyad walaalo ah ka dhexeya Gudiga Farsamada Kontorolaya Xildhibanada Cusubna eey Aqbaln arintaas Beshana wixii eey laheyd lagala tashto salaadiinteda soo jirenka ahaa ilaa iyo dhowr Qarni Arintasna eey Tahay mid la Siyasadeyey Dadkii halkaa ka hadley waxaa ka mid ahaa kol Maxamed Suldaan Deqoow Macalin Suldaan Sanbul oo Sa Soo Jeda Saldanada ugu Faca Weyn Besha Absame Dr. Libaan Hussen Cusmaan iyo Qar Kaloo Fara Badan
Deqoow.2003 maalim
deqoow_2003@hotmail.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|