|
U Codee Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012( Codka Dadweynaha) waxa uu ka Horeeyaa kan Xildhibaanada Soomaaliya...
Mogadishu Sabti 11 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
U Codee Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012( Codka Dadweynaha) waxa uu ka Horeeyaa kan Xildhibaanada Soomaaliya...
Waxaa loo Codeynayaa Mussharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012 Kaasoo ay codeyntiisa dhiibanayan Dadweyanaha Soomaaiyeedee ku sugan Gudaha iyo Dibada waxaana codeyntaan maalmaha kooban soconeysalaguna kalaqaadayo cod 1 dheeri ah aan ugu tala galnay inaan ka soo hormarino doorashada Madaxweyanaha Soomaaliya ee lagu wado hadii alle idmo inay qabsoonto 20 Ogosto 2012.
Qofka codeynaya 1 musharax ayuu coidkiisa siinayaa waxaan codeyntaan lagu kala qaadayaa Codeyn 1 dheer ahMaadama Waqtigu Yaryahay isla Markaana Wareeg 2 aan laqaban karin iyo mid 3 intaba,iyadoo hadii 2 musharax ama in kabadan ay isku cod noqdaan Markaasi ay wada galayaan Kaalinta 1aad
U codee MusharaxaMadaxweyanaha Soomaaliya oo ay codkooda dhiibanayaan dadweyanaha Soomaaliyed ka hor inta aysan Xildhibaanadu dooran Madaxweyanaha Soomaaliya.
N.BNatiijada Codeynat waxaa lasoo Saari doonaa Hadii Alle Idmo Jimcaha soo Socda waxaana Codeyntu ku eg Tahay Khamiista 16-8-2012.
Musharxiinta Loo codeynayo waa kuwa hada u Taagan Tartanka Madaxtinimada Soomaaliya waxa ay kala yihiin Muhshariixnta loo codeynayo.
Xaaji Maxamed Yaasiin ismaaciil
Xasan Sheekh Maxamuud
Yaasiin Maaxi Macalin
Jen.Cismaan Faalko
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas
Maslax Maxamed Siyaad
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
Axmed Ismaaciil Samatar
Yuusuf Garaad Cumar Axmed
Cabdulaahi Axmed Cadoow
Shariif Sheekh Axmed
M.M.Guuleed’ Gacmo dheere’
Shariif Xasan Sheekh Aadan
Cabdulaahi Sheekh Xasan
Cabdikariin jiiroow sharmaarke
Jen Maxamed Nuur Galaal
Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow
Cabdiraxmaan Macalin Sharaf
Cali Maxamed Geedi
Cumar Salaad Cilmi
Xuseen Khaliif Jaamac
Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Axmed Muumin Warfaa
Cabdi Faarax Shirdoon.
Cabdi Maxamed Axmed
ku soo Codee Iimelkaan Hoos ku Qoran.
Uurdoox2011@hotmail.com
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|