Somali News
    Hees  

Yaa ku Guuleystay Codeynta Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012 (Codka Dadweynaha) (Kaarka Buluuga codka la helay,Kaarka Cas Codka Qasaaray)

Mogadishu Jimco 17 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Yaa ku Guuleystay Codeynta Musharaxa Todobaadka 11-16 Ogosto 2012 (Codka Dadweynaha) (Kaarka Buluuga codka la helay,Kaarka Cas Codka Qasaaray)

Waxaa Xalay la soo Gaba Gabeeyay Codeyntii loo Qaadayay Musharaxa Codka  Dadweynaha inta aan la Gaarin Doorashada Madaxweyanha Soomaaliya oo ay u codeyn doonaan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya.

Doorashadaan Qabsoontay Mudada 6 cisho aheyd ee u dhaxeysay 11-16 Ogosto 2012 waa mid Qarsoodi aheyd oo ay ka qeybgaleen dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gudah iyo dibada inta Nasiibka u yeelatay inay helaan Farsad ay ku codeeyaan Hadaba sida aan idinka Balan qaadnay Maanta oo jimce ah waxan idiin soo gudbineynaa Natiijadii Codyenta Dadweynaha Soomaaliyeed ay ugu copdeeyeen Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharax Kasta Hoostiisa ayaan ku qoreynaa Hadii uu cod helay qofka u codeeyay iyo Halka uu uga soo Codeeyay,

Magaca Musharaxa                               



Shariif Sheekh Axmed 

Waxaa u codeeyay. Kaarka Buluuga

Xaliimo Xuseen                              isweden.

Nuur Maxamed Cali                        Muqdisho

Saciid Xasan Cabdi                            Kenya

Cabdishakuur Cali Cabdulaahi              Norwey

Waxaa Ka Qasaaray Kaarka Cas  3 Cod

Waxa uu helay 5 cod Musharaxa Sheekh Shariif Sheekh Axmed



Musharaxa



Xaaji Maxamed Yaasiin ismaaciil 


Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Cabdulaahi Xaashi Jimcaale                   Isweden

Cali Xuseen Maxamed                            Qadar

Jaamac Cabdi Warsame                          Garoowe

Maxamed Cali Maxamed                          K.Afrika

Xasan Yuusuf Maxamed                           Muqdisho

Ma jirin Cod ka Qasaaray

Waxa uu helay 5 Cod Musharaxa Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil



Musharaxa 


Xasan Sheekh Maxamuud 

Ma helin WAX COD AH ( kAARKA Buluuga ),ma jirin Cod Ka Qaasaray ( Kaarka Cas )



Musharaxa


Yaasiin Maaxi Macalin 


Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga 

Cabdifitaax Aadan cali             Muqdisho


Isnaaciil Yuusuf Xasan              Kenya

Ma jirin Cod ka Qasaaray ( Kaarka cas )

Yaasiin Maaxi Macalin waxa uu helay 2 Cod


Musharaxa



Jen.Cismaan Faalko 

Waxaa U codeeyay. Kaarka Buluuga

Khaliif Yuusuf Cali                  USA

Cabdi Xasan Maxamuud           Muqdisho

ma jirin Cod Ka Qasaaray  ( Kaarka Cas )

waxa uu helay Musharaxa Cismaan Faalko 2 cod



Musharaxa

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas 

Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Kamaal Aadan Maxamed         Yaman

Ismaaciil Cumar Jaamac           Garoowe

waxaa ka Halaabay 2 cod ( Kaarka cas )

waxa uu helay Musharaxa Cabdiwali Maxamed Cali Gaas    2 cod




Musharaxa


Maslax Maxamed Siyaad 

waxaa ka Halaabay 1 cod ( Kaarka Cas )

M ajirin Wax Cod ah oo uu helay Maslax Maxamed Siyaad



Musharaxa


Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 


Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Maxamed Jaamac Ibraahim        Alberta- Canada

filsan Maxamed Cabdulle            Qaahira- Masar

Muqtaar Abuukar Gaywaroow      Mombasa- Kenya

Sakariye Muqtaar Abuukar             Mombasa- kenya

Cabdulqaadir Cabdi faarax               Italy

Xasan Cabdi Macalin                      Muqidsho

Maryan Maxamed Xasan                   Itoobiya


Yuusuf Cali Axmed                                 Uk

Baashe Cabdulaahi  Yuusuf                   Adis Ababa


Waxaa ka Halaabay 3 cod


Waxa uu helay 9 Cod Musharaxa Maxamed cabdulaahi Farmaajo




Musharaxa 



Axmed Ismaaciil Samatar 


Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Axmed Cali Axmed                 KSA



Cabdulaahi Sabriye Maxamed   Norwey

Waxaa Ka Halaabay 3 Cod ( Kaarka Cas )

waxa uu helay Musharaxa Axmed Ismaaciil Samatar 2 cod



Musharaxa

Yuusuf Garaad Cumar Axmed

Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Saadaq Axmed warsame       Uk

ma jirin Wax cod ah oo ka Halaabay

Waxa uu helay Musharaxa Yuusuf garaad Cumar 1 cod



Musharaxa 

Cabdulaahi Axmed Cadoow 

Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Guuleed Ibraahim Aadan       Dubai

Maxamed Axmed Maxamed      KSA

Cabdikariin shire Aadan           Muqdisho

Axmed Macalin Qaasim           Boosaaso

Ismaaciil Cabdi Axmed              Kenya

Waxaa ka Halaabay 1 Cod ( Kaarka Cas )

Musharaxa cabdulaahi Axmed Cadoow waxa uu helay 5 cod



Musharaxa



M.M.Guuleed’ Gacmo dheere’ 


Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Maxamuud Cumar Aadan       Neyroobi

cumar Yuusuf Xasan               Muqdisho

ma jirin cod Ka Halaabay.

 Musharaxa Maxamed maxamuud Guuleed 'gacmo dheere' waxa uu helay 2 cod



Musharaxa

Shariif Xasan Sheekh Aadan 

cod Ma helin

waxaa ka Halaabay 2 cod


Musharaxa

Cabdulaahi Sheekh Xasan 

Cod Ma helin

waxaa ka halaabay 1 cod


Musharaxa

Cabdikariin jiiroow sharmaarke 

Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Nadiifo Xasan               USA

Cabdiwali Maxamed Maxamuud    Muqdisho.

Faarax Saciid Cabdi                      Kenya

Nuur Muxumed Cabdulaahi              Itoobiya

cali Maxamed  Cabdi                       Muqdisho


Musharaxa Cavbdikariin Jiiroow Sharmaarke waxa uu helay 5 cod .
ma jirin cod ka halaabay


Musharaxa

Jen Maxamed Nuur Galaal 

Cod Ma helin

ma jirin Cod ka Halaabay


Musharaxa

Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow

Waxaa u codeeyay Kaarka Buluuga

Ismaaciil Xirsi Cabdulaahi      K.Afrika

Jaamac Yuusuf Macalin             Kenya

Aadan Muqtaar Cali                  Muqdisho

Waxaa Ka Halaabay 1 Cod ( kaarka cas )

waxa uu helay Musharaxa cabdiraxmaan baadiyoow 3 cod


Musharaxa

Cabdiraxmaan Macalin Sharaf

cod Ma helin
ma jirin Cod ka halaabay


Musharaxa

Cali Maxamed Geedi 

Waxaa U codeeyay kaarka cas

Cabdinaasir hilowle maxamuud    K.Afrika

ma jirin Cod Ka Halaabay

Musharaxa Cali Maxamed Geedi waxa uu helay 1 cod



Musharaxa

Cumar Salaad Cilmi 

cod ma helin
ma jirin cod ka Halaabay


Musharaxa

Xuseen Khaliif Jaamac

cod ma helin
ma jirin cod ka halaabay



Musharaxa

Cabdiraxmaan Cabdishakuur 

Waxaa u codeeyay.

cabdulaahi Maxamed Xuseen      Uk

Raage Ismaaciil Axmed              Kenya

waxa ka Halaabay 2 Cod ( kaarka cas )

Musharaxa Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame waxa uu helay 2 cod



Musharaxa



Axmed Muumin Warfaa 

cod ma helin

ma jirin cod ka qasaaray



Musharaxa 

Cabdi Faarax Shirdoon.

cod ma helin

ma jirin cod ka qasaaray


Musharaxa

Cabdi Maxamed Axmed 

cod ma helin

ma jirin cod ka qasaaray


Musharaxa

Cabdulqaadir Cosoble Cali 


cod ma helin

waxaa ka Qasaaray 1 Cod ( Kaarka cas )



Musharaxa

Xasan Abshir Faarax

Cod Ma helin

ma jiirn cod ka Qasaaray


Musharaxa

Dr Cismaan Maxamed Gacal

cod ma helin

ma jirin cod ka qsaaray


Musharaxa

Ismaaciil Maxamuud Hure' Buubaa'


cod ma helin.

ma jirin cod ka qasaaray


Musharaxa

Salaad Cali Jeelle

Cod Ma helin

ma jirin cod ka qasaaray




Codeyntaan oo aheyd Mid qarsoodi ah oo dadweynuhu ku codeynayeen Iimeylka UUrdoox2011@hotmail.com ayaa ku dhamaatay Jawi xiiso leh iyadoo loogu Tala galay Maalmo Koobnaa Maadaama ay hoosta naga soo gashay Doorashadii rasmiga aheyd ee Xildhibaanadu dooranayeen Madaxweyanha Soomalaiya Balse tam ay gaar u aheyd dadaweynaha Soomalaiyeed e eiyagu codeynayay Todobaad ka hor inta aan la qaban Doorashadii weyneyd si aan u sii ogaano qaabka ay u dhaceyso Doorashadooda.

Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay Codeyntii Musharaxa Madaxweynaha Soomalaiya ee laga qaaday dadaweynaha Soomaliyeed waxa uu helay 9 cod

Kaalinta 2 waxa min 5 cod ku wada Galay Musharxiinta kala ah Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil, Shariif Sheekh Axmed,Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke,Cabdulaahi Axmed Cadoow oo Midkiiba uu helay min 5 cod.

Kaalinta 3 waxaa Galay Musharaxa Cabdiraxmaan Macalin Baadiyoow Baadiyoow oo helay  3 cod.
Mudada oo Gaabneyd ayaa keentay inay yaraadaan Codadka Musharxiintu ay kala heleen,isla Markaan Qaar ka mida ay wax cod ah ka heli waayan Doorashadaan oo lagu kala qaadayay Cod hal dheeri ah Maadama ay codeyntu socotay Sabti vs Khamiis 11-16 Ogosto 2012 isla Markaana ay na soo Kulaaleysay Codeyntii Xildhibaanada Soomaaliya ay ugu Codeynayeen Madaxweynaha Soomaaliya Maalmaha soo socda.

Musharax ku Guuleystay Codeyntii aan ka qaadnay dadweyanaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Musharxiintii ka qeybgashay Codeynta oo safka hore iyo kaalimaha ugu Dambeeyay Gashay dhamaantood halakan waxaan uag jeedineynaa hambalyo waxaana u Rajeyneynaa in Doorashada soo socota ay ugu dhmaato guul iyo sidii loogu Yala Galay,sidoo kale dadweyanah u codeeyay Musharxiinya ayaan halkaan uga Mahadcelineynaa sida qof walba Xoriyadiisa iyo rabitaankiisa u Muujiyay.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle'uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)