Somali News
    Hees  

Gudiga Farsamada soo Xulista Xildhibaannada oo soo bandhigay qaar ka mid ah Liiska Magacyada Cusub

Mogadishu Sabti 18 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!




Gudiga Farsamada soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya oo soo bandhigay qaar ka mid ah Liiska Magacyada ka mid noqonaaya Baarlamaanka Cusub.

Gudiga farsamada ee ku howlan soo xulista Xildhibaannada cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Dowladda cusub ee uu dalku yeelanayo ayaa soo saaray liiska magacyada xildhibaannada baarlamaanka ka mid noqonaaya.

Gudoomiyaha Gudiga farsamada ee ku howlan soo xulista Xildhibaannada cusub ayaa sheegay in liiskan uu yahay mid sax ah, islamarkaana ay hordhac ahaan u soo saareen, waxaana uu ka koobanyahay 202- Xildhibaan iyadoo inta dhimanna dhowaan la soo dhameystiri doono.
Magacyada Xildhibaanada Cusub ee la soo bandhigay iyo Beelaha ay ka kala soo jeedaan waa kanaa:
 
BEESHA SHANAAD
 
1. Bashiir Maxamed Jaamac
 
2. Biibi Khaliif Maxamed
 
3. Burci Maxamed Xamza
 
4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan
 
5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
 
6. Caadil Sheegow Sagaar
 
7. Cabdinaasir M.Cali
 
8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
 
9. Fahmo Axmed Nuur
 
10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
 
11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
 
12. Khadiija Maxamed Diiriye
 
13. Maxamed Axmed Keynan
 
14. Maxamed Cumar Dhalxa
 
15. Maxamed Maxamuud Xeyd
 
16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
 
17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
 
18. Shariif Maxamed Siidi
 
19. Shariif Maxamed Xasan
 
20. Xasan Ibraahim maxamed
 
21. Xuseen Maxamed Muuse
 
22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
 
23. Yuusuf Xeyle Jimcaale
 
DIGIL MIRIFLE
 
24. Aadan Ibrahim Dhaayow
 
25. Aadan Sheekh Maxamed
 
26. Aweys C/lahi Ibrahiim
 
27. Axmed Mayow Cabdulle
 
28. C/laahi Cabdi Garuun
 
29. Cabdi Macalin Aden
 
30. CabdiKaafi Macalin Xasan
 
31. Cali Aadan Xuseen
 
32. Cali Sheekh Maxamed Nuur
 
33. Cusman Libax Ibrahim
 
34. Cusman Mukhtar Maxamed
 
35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
 
36. Dr. Muumino Sh. Cumar2
 
37. Dr.Khaalid Cumar Cali
 
38. Eng Maxamud Maxamed Bonow
 
39. Fadumo Nuur Maxamed
 
40. Fowziya Maxamed Sheekh
 
41. Ibrahim Cali Cumar
 
42. Ibrahim Isaakh Yarow
 
43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
 
44. Isaaq Maxamed Maxamuud
 
45. Isgow Derow Isaq
 
46. Khaliif Sh. C/laahi
 
47. Luul Cabdi Aadan
 
48. Maryan Macalin Isaaq
 
49. Maxamed Cabdi Cali
 
50. Maxamed Cali Xuseen
 
51. Maxamed Cusman Jawaari
 
52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
 
53. Maxamed Mursal Borow
 
54. Maxamed Rashiid Maxamed
 
55. Maxamud Macalin Yaxye
 
56. Maxamuud Cabdi Xuseen
 
57. Mayow Mustaf Xasan
 
58. Mohamed Nuuraani Bakar
 
59. Muna Ibrahim Abiikar
 
60. Mustaf Mukhtar Gudow
 
61. Nuur Cali Aadan
 
62. Saalim Aliyow Ibrow
 
63. Samaan Maxamed Sheekh
 
64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin
 
65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
 
66. Sharif Maxamed Cabdalle
 
67. Sharif Xasan Sh Aden
 
68. Xabiibo Maxamed Kheyr
 
69. Xasan Macalin Xuseen
 
70. Xuseen Cismaan Xuseen
 
71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
 
72. Yacquub Cali Maxamed
 
DAAROOD
 
73. A/weli Maxamed Cali Gaas
 
74. Abdi Barre Yusuf Jibril
 
75. Abdi Mohamed Ali
 
76. Abdirisak Osman Hassan
 
77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif
 
78. Abdulahi Bile Nor
 
79. Abdulahi Haji Dayib3
 
80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed
 
81. Ahmed Ismail Mohamed
 
82. Ali Ahmed Mohamed
 
83. Axmed Aabi Aadan
 
84. Bare Ugas Geedi
 
85. C/laahi Maxamed Ciise
 
86. C/raxman Xoosh Jibriil
 
87. C/waxid Cabdullahi Jama
 
88. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
 
89. Dahir Haji Gelle Farah
 
90. Da’ud Abdikarim Sh. Omar
 
91. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi
 
92. Hamza Sh. Husen
 
93. Hassan Abshir Farah
 
94. Isse Mohamed Ahmed
 
95. Mahdi Ali Osman
 
96. Maxamud Axmed Maxamud
 
97. Maxamed C/lahi Xasan
 
98. Maxamed Iidle Geedi
 
99. Mohamed Abdi Yusuf
 
100. Mohamed Ahmed Kulan
 
101. Mohamed Ismail Shuriye
 
102. Mohamed Sh. Aden Hirale
 
103. Mohamud Hayir Ibrahim
 
104. Muse Ahmed Ismail
 
105. Muse Hassan Abdulle
 
106. Prof. Mohamed Abdi Mohamed
 
107. Sacdiya Careys Ciise
 
108. Saciid Abdulahi Mohamed
 
109. Sadiiq Abdikariim Maxamed
 
110. Sahra Jama Ali
 
111. Siyaad Maxauud Shire
 
112. Xuseen Khalif Jama
 
DIR
 
113. Aamino Cumar Jaamac
 
114. Abdulaahi Hussein Ali
 
115. Abdulaahi Cisman Ducaale
 
116. Abdulahi Abyan Nuur
 
117. Abdulahi Cumar Abshir Cumar
 
118. Ahmed Dhimbil Roble
 
119. Axmed Aadan Axmed
 
120. Axmed Aadan C/raxman
 
121. Busharo Cabdi Diriye4
 
122. C/lahi Cisman Ducale
 
123. C/lle Xaaji Cali Axmed
 
124. C/naasir Gaarane Mohamed
 
125. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim
 
126. C/qafaar Mohamed Oomar
 
127. C/raxman Maxamud Caateye
 
128. C/risaaq Daahir Maxamud
 
129. C/xakiim Ciise Guuled
 
130. Caashakoos Maxamuud Cumar
 
131. Cabdalle Boss Axmed
 
132. Cabdi Xaashi C/llahi
 
133. Cabdirahman Ahmed Suge
 
134. Cabdullahi Qayad Barre
 
135. Cadar Abdi warsame Isaaq
 
136. Cali Xasan Guyow
 
137. Cisman Cilmi Boqare
 
138. Dr Siciid Mohamed Ali
 
139. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur
 
140. Duniya Maxamed Cali
 
141. Faaduma Xasan Cali
 
142. Faduma Odowa Rageh
 
143. Faysal Cumar Guuleed
 
144. Gen Siciid Xasan Geedi
 
145. Ismaciil Xassan Jaamac
 
146. Jamaal Xasan Ismaaciil
 
147. Khadar Biixi Caalin
 
148. Khadra Ahmed Ibrahim
 
149. Mahad Cabdalle Cawad
 
150. Mahad Mohamed Ducaale
 
151. Maxamed Axmed Gurxan
 
152. Maxamed C/laahi Kaamil
 
153. Maxamed Cabdi Xayir
 
154. Maxamed Cali Xagaa
 
155. Maxamed Xasan Aadan
 
156. Prof Ahmed Ismail Samatar
 
157. Ridwan Hirsi Mohamed
 
158. Sahro C/qadir C/raxman
 
159. Saynab Maxamed Caamir
 
160. Xiis Hassan Aadan
 
161. Xiis Muuse Cawl Cali
 
162. Xuseen Arab Esse Xayd
 
163. Xuseen Cabdisalaan
 
164. Yusuf Dirir Abdi
 
165. Zakariye Xuseen Aare5
 
HAWIYE
 
166. A/qadir Cosoble Ali
 
167. A/raxman Ibrahim Ali
 
168. Abdirahman Kulmiye Hirsi
 
169. Abdisamad Maxamud Xasan
 
170. Abdulkadir Mohamed Aden
 
171. Abdullahi Jama Hussein
 
172. Amina Mohamed Abdi
 
173. Bashiir Addow Alassow
 
174. C/laahi Goodax Barre
 
175. C/laahi Maxamed Adan
 
176. C/qadir Sheekh Xanafi
 
177. Caasha Xaaji Cilmi
 
178. Cabdi Axmed Dhuxulow
 
179. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame
 
180. Cali Nuur Xuseen Cali
 
181. Cali Yuusuf Cusman
 
182. Ciise Wehelie Maalin
 
183. Cismaan Maxamed Cabdi
 
184. Cumar Islow Maxamed Abukar
 
185. Cusman Xaaji Cali
 
186. Daahir Aamin Jeesow
 
187. Daahir Xasan Cabdi
 
188. Mahad Maxamed Salaad
 
189. Maxamed Abukar Islow
 
190. Maxamed C/laahi Xasan
 
191. Maxamed Hasan Ibrahim
 
192. Maxamed Maxamud Guure
 
193. Mohamed Ahmed Nur
 
194. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow
 
195. Nadifo Maxamed Osman
 
196. Nuur Iidow Beyle
 
197. Qaali Axmed Diiriye
 
198. Sacdiyo Cumar Sheegow
 
199. Samira Xasan Cabdulle
 
200. Shuriye Mumin Afrax
 
201. Xasan Macalin Maxamed
 
202. Yuusuf Geele Ugaas

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)