Somali News
    Hees  

Horyaalada Ingiriiska VS Isbeyn  2012-2013 oo Maanata Bilaaban doona, iyo Kulamada ugu adag

Mogadishu Sabti 18 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Horyaalada Ingiriiska VS Isbeyn  2012-2013 oo Maanata Bilaaban doona, iyo Kulamada ugu adag

Waxaa Maanta  oo Sabti ah 18ka Ogosto 2012 si Rasmi ah uga Furmi doona Garoomada Kubada Cagta ee ku Yaala Wadamada England VS Isbeyn Horyaalka Xili ciyaareedka 2012-2013
Hadaba Kulamda qorsheysan Todobaadka 1 ee Horyaaladaasi kuwa ugua dag waxaa ka mida.

Dhinaca England

Sabti 18ka Ogosto 2012

Arsenalvs Sunderland


Newcastle vs Totenham

Axad 19-ogosto 2012

Wigan vs Chelsea


Isniin 20 Ogosto 2012


Everton vs Man utd


Horyaalka La ligaha Isbeyn 2012-2013.

 Sabti 18 Ogosto 2012

Savilla vs Getafe

Axad 19 Ogosto 2012.

Real Madrid vs Valencia

Levante vs  Atletico Madrid.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'

Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)