Somali News
    Hees  

Fanaan Axmed Biif vs Wacdaraha Habeen Danbe ee Dalka Maleysiya’ Heestii Diiwanka iyo in badan oo kale ayuu qaadi doonaa

Mogadishu Sabti 18 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Fanaan Axmed Biif vs Wacdaraha Habeen Danbe ee Dalka Maleysiya’ Heestii Diiwanka iyo in badan oo kale ayuu qaadi doonaa

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Maleysiya waxa ay 19 ogosto 2012 u noqon doonyaa Munaasabad iida Soonfureed mid Xasuus mudan waxaan kala qeybgali doona una wada Bandhig faneed cajiiba Fanaanka Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ oo degan Dalka Iskutaga Imaaraadka carabta gaar ahaan Magaalada Dubai kana mida Fanaaniinta fara ku tirsika ah ee Codkooda sida weyn loo qadariyo waxii ka dambeeyay 1991…

Jaaliayada Soommaalida ee ku dhaqan Caasimada maleysiya ee Kualambur ayaa caleemo qoyan iyo soo dhaweynheersare ah ku qaabishay Madaalaha fanka Axmed Biif Markii uu Gaaray maleysiya waxa ayna sheegeen inuu taagrro balaaran ku leeyaahay halkaan oo arday fara badan wax ka dhigtaan isla Markaana ay ku faraxsan Yihiin bandhig faneedka uuw ado iyo waliba Imaatinkiisa Maleysiya.
heesta Diiwan iyo Heeso kale oo Fara badan isaguna jira Heesihii Hore,kuwii dhese iyo kuwii danbe ayuu habeen danbe Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ la soo shirtagi doonaa bandhigfaneedkiisa maleysiya.

ma aha markii ugu Horeysayaee Fanaanka Soomaaliyeed Axmed Biif uu Bandhig faneed ku qabto meel ka baxsan Dubai oo uu degan yahay waxaan uu horay ugu qabtay wadanka Koonfur Afrika Magaalooyinkiisa waaweyn,neyroobi,hargeysa,Boosaaso iyo Meelo kale.

Fanaan Axmed cabdiakriin waa fanaan jecel; Horumarka fanka,nabada iyo isdhexgalka Bulshada

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)