|
Maxaad Ka Taqaan Fanaaniinta Cododkooda Lagu xasuusto Maalmaha Ciida, warbxi aanu ku eegeyno Fanaaniintaasi
Mogadishu Sabti 18 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Maxaad Ka Taqaan Fanaaniinta Cododkooda Lagu xasuusto Maalmaha Ciida, warbxi aanu ku eegeyno Fanaaniintaasi
Maalmaha Iidda Idaacadda Raadiyo Muqdisho, Raadiyo Hargeysa iyo Kuwa Maxaliga ee Gaarka loo Leeyahay waxaa laga baahiyaa Heeso kala duwan oo lagu Weyneynayo Munaasabaddaasi,Hadaba Fanaaniinta Codadkooda lagu Xasuusto Munaasabadaan oo kale waxa ka mida ah.
Maxamed Suleymaan Tubeec
AUN Xaliimo Khaliif Cumar Magool
AUN Xasan Diiriye Faarax
Aamino Sahro Barqadle
AUN Farxiyo Cali Faarax
Maryan Mursal Ciise
AUN Maxamed Yuusuf Cabdi
Sahro Siyaad ow Muxumed
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|