|
Xarunta musharaxa madaxweyne ee Dr c/raxmaan baadiyow Hambalyo iyo Bogaadin udirtay Maamulka iyo shacabka Puntland
Mogadishu Arbaco 1 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Xarunta musharaxa madaxweyne ee Dr c/raxmaan baadiyow Hambalyo iyo Bogaadin udirtay Maamulka iyo shacabka Puntland.
Muqdisho 01/08/2012.
Xarunta Murashaxa Madaxweynaha Dr. C/raxmaan Macalin C/laahi “Baadiyow ” waxa ay hambalyo u diraysaa guud ahaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan Maamulka iyo shacabka Puntland.
Xaruntu waxa ay ugu hambalyaynaysaa 14 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulka Puntland
.
Xaruntu waxa ay shacabka reer Puntland u rajaynaysaa horumar, barwaaqo iyo nabadwaarta.
Xafiiska warfaafinta
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|