Somali News
    Hees  

Magalada Toronto ee Dalka Canada ayaa sii weyn loga Ciiday garahan Dar-ul-Hijra Islamic Centre

Toronto Isniin 20 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Magalada Toronto ee Dalka Canada ayaa sii weyn loga Ciiday garahan Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ee ku yaal magaalada Toronto, Canada

Waxa sii weyn loga Ciida manta Magalada Toronto ee Dalka Canada Canada Munsabada ku adaan Ciidul Fadriiga Dad kumanan kuun aah oo Raxan Saxaan uu socada oo Rag iyo dumar lee ayaa soo Buux dhafiyay ama Camiray Gobaha lagu ciibedesto ee Masajidada magalada Toronto Garahan masajiid kaa Dar-ul-Hijra eek u Yalo Bartamaha magaalada Toronto.

Qaar kamiid ah Gudiga sare ee masjiidka Dar-ul-Hijra Islamic Centre ayaa dadka Muslimiinta ee ku sugan halkasi ugu so jediyay muxadaro kusabsan fadliga ay leedahay Malinta Ciida iyo Bishi Barkada Qeerka laheed ee Ramadan laso soomaay.





Mahad Carabow Cali Toronto Canada

Mahad554@hotmail.com

 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)