Somali News
    Hees  

Magaalada Örebro iyo sidii looga ciiday Ciidel Fitriga 2012

Örebro Isniin 20 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Magaalada Örebro iyo sidii looga ciiday Ciidel Fitriga 2012

Waxaa si aad u sareyso shalay looga ciiday Magaladan Örebro dalka ee bartamaha Sweden, ayado wadajir ah salaadii Sunaddi Ciidul Fitra loogu wada dukaday Masaajidka Xafadda Vivalla dhamaan yar iyo weyn culimmo iyo caamo ay halkaasi isugu soo baxeen.

Musliminta oo ay wajiyadoodu ka muuqado farxad aya isugu hambalyeynayay Ciidul Fitriga, kuna duceysanayay inuu Rabbi u dambi Dhaafo.

Dariiqyada Magaalada Örebro waxa camiray Muslimiin dhar qurux badan soo xirtay ayado caruurtu ay aad u damashadayen.

Sacadda Örebro markey ahayd 9.00 ayaa la dukaday.

Kulli Caam Wa Antum Bi kheyr.










Waxa diyaariyay Hassan Osman   
hasanbeat@hotmail.co.uk

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)