|
Kulan Jaaliyadda Afrikhor iyo Qoysaska kala maqan
Mogadishu Örebro 23 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Kulan ay isugu yimadeen Jaaliyadda Afrikhorn Kultur Center iyo dadka ay dhawaan qoysaska u imanayano ku nool komuunka
ayaa galabta ka dhacay shenterka xafadda Vivalla ee Magaaladan Orebro, kaaso ku yimid cabsho ay dadka soo gudbiyeen si
loo maqlo loona dhaqaajiyo ugu dambeyntana looga gudbo cabshadooda ay ugu horeyso guryo la'aan,waxbarashada ilmahooda
dhawaan imanaya iyo caafimadka.
Waxaa aad looga dooday kharja qoysaska ay ku imanayan sidii ay u dabiri lahayd Hey'adda Lanqeyrta Cas xoggaa loo saari
lahaa ayado la sadalinayo ku dhawaad 800 qoys iney ku soo wajahan yihiin Magaaladan Orebro.
Guddomiyaha Jaaliyadda Mahdi Warsame iyo Xildhibaan Yuusuf Cabdo ayaa ballan qaaday ayago kaashanayo dhamaan xubnaha
Urur weynaha iney meel marin doonan xalna u raadin dooan mashakilka heysto Soomalida.
Dood is weydarsi kadib waxa leyska gartay in la sii wado kulamadan si looga miro dhaliyo baahida jirto.




Waxa diyariyay
Hassan Osman
Orebro
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|