|
Xildhibaan Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo isku soo sharaxay Gudoomiyaha Baarlamaan Soomaaliya
Mogadishu Khamiis 23 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Xildhibaan Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo isku soo sharaxay Gudoomiyaha Baarlamaan Soomaaliya.
Kadib shir jara’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho Prof. Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub.
Goobta uu isku soo sharaxayay Prof. Jawaari ayaa waxaa goob jog ahaa xubno katirsan Baarlamaanka Cusub.
Waxa uu shegay prof. Jawaari inuu wax adan ka badali karo howsha baarlamaanka yahayna sharci yaqaan baarlamaanka dalka ku hogaamin kara dariiqa toosan.
Sidoo kale waxa uu beeniyay in arintan uu madaxweynaha ku taageerayay gadaalna uu ka riixayay isagoo sheegay in uu isaga gartay.
Xildhibaan prof. Maxamed sh. Cismaan ayaa hore u ahaa gudoomiyihii guddiga quburada ee dastuurka soomaaliya.



--
Best Regards,
Ahmed Muse Gure
Mogadishu - Somalia
Mobile +252 618302727
+252698302727 Somalia
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|