Somali News
    Hees  

Hambaylo iyo tahniyad loo diraayo xildhibaanada cusub ee Banaadiriga ka midnoqday baarlamaanka

Mogadishu Khamiis 23 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Dhamaan Dadkaan Hoos ku Xusan Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah u Dirayaan Xildhibaan dr.shariif maxamed saydii ibraahim dayfulaah drs.biibi khaliif dooro iyo drs.fahmo axmed nuur suud oo Markale ku Guuleeysteen Xubinta Baarlamaanka Dalka Soomaaliya Waxayna Ilaah Ugu Baryeen in Allah u Sahlo Shaqada Ay u Hayaan Umadda Soomaaliyeediyo kan banaadiriga waxaan ilaahay uga baryeynasain uu alle la garab galo xilka loo magacaabay
Waxaaba Diraya Hambalyada Dadka kala ah guddiga s.n.u .culumada reer faqay duqowda dhaqanka banaadiriga

1)dr.ali omar abati (pakistan)

2)aweys sh cadoow)
3) saciid maxamed faqay
4)maxamed sh dayib
5)cabdulqaadir suufi axmed
6)aweys shiiqoow cabdi
7)cali siidoow siimba

8) sh cabduraxmaan xaaji axmed
9)maxamed bin cali uunsane
10)maxamed sh cali oobo
11) sh cali faqay)
12)cali cusmaan abaqawi
13)xamza maxamed qadar
14)sh saalim cumar weli
15) xaaji muxidiin xaaji xuseen
16)maclin caydaruus cumar weli

17)sh cabdulqaadir abuubakar macoow
18)malaaq mahdi xaaji nuurow
19)xaaji abuukar aweys xaamuud
20)cabdulaahi cabdulqaadir iikar
21)suufi muude cali (buuwemuude)
22)dheere shiiqeey maxamed
w.d afhayeenka xisbiga ummadda soomaaliyeed ee (s.n.u)

dr.ali omar abati binfaghi

email snu.org@hotmail.com

dr.abatialfaghi@yahoo.co.uk

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)