Somali News
    Hees  

Kooxda Sida KMG u Hogamineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Caawa Fiidkii  Ciyaar adag baa sugeysa ( Chelsea vs Newcastle )

Mogadishu Sabti 25 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Kooxda Sida KMG u Hogamineysa Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 Caawa Fiidkii  Ciyaar adag baa sugeysa ( Chelsea vs Newcastle )

Waxaa Maanta iyo Bari laga Ciyaari doonaa Dalka England meertadii 2 ee Horyaalka Dalkaasi Wareegiisa Hore 2012=2013. Hadaba Kulamada ugu xiisaha badan ee dhacaya Maanta iyo Bari Kooxuhu sidatan ayey isku arki doonaan.

Maanta Sabti 25- 8- 2012 Meertad 2 ee Wareega Hore Horyaalak Ingiriiska 2012-2013.

Swansea vs West Ham  U. 2-45 Daqiiqo Saacada Afrikada Bari. Labadaan Koxod ayaa waxa ay kala leeyihiin min  3 dhibcood oo ay ka heleen Kulankoodii ugu Horeeyay Horyaalak Ingiriiska 2011-2013.

Man Utd vs Fulham   5-00 Galabnimo afrikada Bari Ciyaartaan waa mid adag oo Koxda Man utd ay dadaal u gali donto sidii ay u qaban laheyd Fulham.

Chelsea vs Newcastle 7- 30 Fiidnimo afrikada Bari.Ciyaaratan waa mid adag Koxda Chelsea oo 2 ciyaar ee ugu horeysya soo badisay ayaa dooneysa inay si Xajisato Hogaanka Horyaalka Ingiriiska 2012-2013 waxaan Kulanka caawa uu u noqonayaa Kulankeedii 3 ee Wareega Hore,Newcastle qudheedu  3 dhibcood Bay heysata waxaana ay ku dadaali doontaa sidii ay uhakin laheyd orodka Chelsea.

Bari oo Axad  ah 26-2012 Waxaa dhici doona 2 kulan  oo xiiso leh.

Stoke City vs Arsenal  3-30 Galabnimo Xiliga afrikada Bari.

Liverbool vs Man city  6.00 Maqribnimo afrikada Bari. kulankaan si weyn ayaa loow ada sugayaa waxaan Kooxda liverbool ay ka Carareysaa in Guudaro 2 uusan u raacin bilowga Horyaalak iyadoo hadii laga badiyo ay safka hoose ka hogaamin doonto xaga kala sareynta dhibcaha,halka Man city oo 3 dhibcood heysata iyaduna Xooga saari doonto inay higsato Safka hore ee Taratnkaan o ay horay ugu Guuleysteen Xili Ciyaareedkii hore.


Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmasil.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)