Somali News
    Hees  

Dufcadii 9-Aad Oo Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacad New Generation University College Addis Ababa Campus Deplomat Campus, Mini Africa Campus

Hargeysa Axad 26 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Dufcadii 9-Aad Oo Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacad New Generation University College Addis Ababa Campus Deplomat Campus, Mini Africa Campus

Maanta Oo Ay Taariikhdu Ahayd 25-08-2012 Ayaa Waxa Ka Qalin Jabiyay Dufcadii 9aad, Jaamacada New Generation University College,. Taas Oo Wakhtigii La, Aas Aasay Ay Ahayd 2002 Ila Hada Oo Ay Tahay 2012 Ay Ka Qalin Jabiyeen 12,625 Arday Oo Wadanka Ethiopia Iyo Qaarada Africa Aduun Kaba Ka Kala Yimid ,

Jaamacda Oo Bixisa Kuliyado Fara Badan Oo Caan Ku Ah Polotical Sicence Ka Kuliyada Siyaasada, Iyo Kuliyado Kala Duwan Oo Sida Human Resouce Management Computer Scince, Manaagement Information System Account And Finance, Busness Administration, Iyo Kuwa Kale Oo Qaybaheeda Kale Ay Bixiyaan Sida Nekemt Campus, Iyo Metu Campus, Hargeisa Campus,

Jaamaca Oo Lagu Magacaabo Mini Africa Oo Campuska Addis Ababa Ee Main Campus Ka Ah Head Office Kana Ah La, Yihdhaah Deplomat Campus Oo Isku Keena Kulmiyana Dadka Deplomatic-Yada Oo Caan Ku Diversity Day, African Cultural Day, Ga Kulmisana Qaarada Africa Dhaqamadooda Oo Dhan Una Qabata Malin U Gaar, Ah Oo Lagu Xuso, Ahna Meel Lagu So Hirto Lana Yidhaah Mini Africa.

Munaasibadaasi Qalinjabinta Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galay Dad Fara Badan Oo Ka Tirsan Dawlada Ethiopia Kana Kala Socda, Wasaarada Arimaha Dibada, Iyo Deplomatic Fara Badan Oo Ay Kamid Ahaayeen Safiirada Africa U Wada Fadhiya Iyo dadwayne Kale Oo Kala Duwan, Si Gaar Ahna U Kulmisay Safiiradii Wakhtiga Isku Lahaa Iyo Madaxdii African Union, Kaba Waxaana Ka Soo Qayb Galay Oo Lagu Casuuumay Wafti Ka Socday, Somali-Land Wasiirka War-Faafinta Iyo Wacyi Galinta Ee Somaliland C/Raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) Safiirka Somali-Lann Ee U Fadhiya Addis Ababa Aadan Nuux Dhuule, Iyo Mulkiilaha Jaamacada New Generation University College Ee Qaybta Hargeisa C/Casiis Maxamed Yuusuf, Iyo Waliba, 15 Safiir Oo Ka Kala Socda, Ethiopia Africa Iyo Waliba Caalamka Kale ,, Waana Markii Ugu Horeysay Ee Lagu Qabto. Qalin Jabinta Hole Ka African Union Ta, Ee Gal Fadhiga Ugu Wayn Ee Ku Yaal Addis Ababa ,, Midaas Oo Sumcad Wayen Iyo Farxad U Soo Gudbisay, Safiirka Iyo Wasiirka War Faafinta Boobe, Markii Ay Arkeen Arday Dhan 30 Qof Oo Reer Somali-Land Ah Oo Ka Qalin Jabisay Kuliyadaha Kala Duwan,

Xafladaas Qalin Jabinta Oo Ay KaHadleen, Madax Fara Badan Oo Deplomat Ah Sida Af-Hayeenka African Union , Oo Ka Jeediyay Hadal Aad U Qiimo Badan Isaga Oo Tacsi U Diraaya Dadka Africa Iyo Ethiopia Oo Uga Tacsiyaynaya Pm, Meles Zenawi Kuna Gunaanaday Hadalkiisi Isaga Oo Leh Balaadhinta Wax Barasho Amaba Jahli Ka Saarista Dadka Africa La, Dagalanka Abaabraha Iyo Dhibaatooyinka Ka Jirta Africa Sabab In Ay U Ahadaan Ardaydan Hada Qalin Jabinaysa Iyo Kuwa Kale Ee Ku Daba Jira,

Dadaalka Ay Wadaan Iyo Fidinta Wax Barasho Ee New Generation University College Oo Aad Ay Ugu Mahad Celiyeen Dhamaan Dadki Deplomat Ka Ahaa Iyaga Oo Badankooda Caruurta Ay Walidka U Yihiin Qaarna Dhigtaan Qaarna Ay Ka Qalin Jabiyeen Aaya Aad Ugu Hambalyey Iyaga Oo Leh New Generation University College Is Mini African Countinent.







Jamaal Ibrahim Maxamed
Somaliweyn Media Center
Hargeysa,
Tel. 002522-4405388
mustaqbal7@hotmail.com

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)