Somali News
    Hees  

Tirinta Codka doorashada Gudoomiyaha waxaa ku horeeya...

Mogadishu Talaado 28 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


War Deg Deg ah: Tirinta Codka doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo socota iyo Prof Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" oo ku horeeya tirinta Codadka.

Waxaa goordhow ka bilaabatay Howlka Akadeeyada Genaral Kaahiye Cirinta Codadka Musharixiinta Gudoonka Baraalmanaaka Soomaaliya, iyadoo xubanaha baarlamaanka Soomaaliya ee u tartamaya ay kala yihiin:
 
Dr Cali Khaliif Galeyr
Prof Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari"
C/rashiid Maxamed Xidig
Maxamed Rashiid Maxamed
iyo Xasan Abshir Faarax
 
Waxaa codadka hada tirinaya Xubnaha u tartamaya Gudoonka Baarlamaanka xuno ay soo wakiisheen inay codadka ay heleen inay u tiriyaan, iyadoo haatan codadka ugu badan uu helay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, inkastoo uu ka daba dhow yahay Dr. Cali Khaliif Galayr.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)