|
Prof. Jawaari .Ma mari doonaa Wadadii 12 sano ka hor bishaan oo kale uu Maray AUN Cabdalla Deeroow Isaaq ( Faallo )
Mogadishu Talaado 28 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Prof. Jawaari .Ma mari doonaa Wadadii 12 sano ka hor bishaan oo kale uu Maray AUN Cabdalla Deeroow Isaaq ( Faallo )
Xildhibaan Maxamed Cismaan Jawaari waxa uu ka mid yahay 5ta Musharax ee Maanta u Loolami doonta Hadii alle idmo Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaan Musharxaan oo ka soo jeeda degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay uu Yahay Musharaxa Kaliya ee Digil iyo Mirifle u taagan Doorashdaan,Halka Doorashooyinkii Hore loo Qabtay 2000,2004 iyo 2009 ay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya u Tartamayeen Dhowr Musharx oo digil iyo Mirifle ka so jeeda kuwaasooq eyb ka ahaa Musharxiintii Taratnka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u Tartamay 12kiis ano ee Tagay Doorashooyinkii ka akal dhacay Carta-jabuuti, Mbagati- kenya,Jabuuti.
Hadaba Doorashada Gudoomiayaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Maanta ka dhaceysa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waa mid Ka xiiso iyo Xamaasad Badan Doorashooyinkii ak Horeeyay waxaana u tartamaya Gudoomiyah Baarlamaanka 5 Musharax oo 4 ka mida ay hore siyaasada uga soo dhex muuqdeen 12kiis ano ee Tagay halka Musharaxa Maxamed Cismaan Jawaari oo ak soo jeeda Buurhakaba uu leeyahy Markaana waa ikan anigaana digil iyo mirifle u sharaxan Jagada Gudoomiayah Baarlamaanka Soomaaliya.
Musharaxan oo aan samaeyn ku yeelan siyaasad Soomaaliya ahan Ruug caada siyaasadeed oo Xiilla kala duwan horay u soo Noqday ayaa waxa uu ka mid yahay Musharxiinat Maanta sida wen loo Hadal hayo inay Qabtaan Xilkaasi.Hadaba suaasha la isweydiinayow axa ay atahy Prof Jawaari ma marid oonaa Wadadii Ogosto 2000 u Maray Marxuum Cabdalla Deeroow Isaaq mana ku guuleysan doonaa Jagada Gudoomiayah Baarlamaanka Soomaaliya mise Siyaasiyinta aan dabka yar shideyn ee kula lolamaya Jagadaan aya Ku Guuleysan doona.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|