Somali News
    Hees  

15-ka dal ee Golaha ammaanka ee QM oo soo dhaweeyay doorashadii Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa

Mogadishu Khamiis 30 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Codeyn 4 Geesood ah oo qaadayo Abwaanka, Mulaxamiistaha, Fanaanka iyo Fanaanada Sanadka 2012-2013..........

Codeyntaan 4 Geesoodka ah waxaa Loo Qaadayaa Sanadkaan 2012-2013 AbwaankaSanadka,Mulaxamiistaha Sanadka,Fanaanka Sanadka iyo Fanaanada Sanadka waana mid ka duwan kuwii aan horay u qabanay 2 sano eela soo dhaafay waa $ santuuq oo Codeeyuhu u codeynayo,Hadii uu doonana Qofka Codeynaya waa dooran karaa Mid kamida,2 ka mida ama 3 Ka mida Laakin cod kaliya ma wada siinkaro 2 Abwaan,, 2 Mulaxamiiste,2 Fanaan oo dhinaca Wiilasha ah iyo 2 Fanaan oo dhinaca Hablaha ah.
Codeynataan ayaa ka Kooban 3 Wareeg.

Wareega Hore waxaa ka qeybgalaya dhaman Abwaanada,Mulaxamiistaha,Fanaaniinta dhinaca Wiilsha iyo Fanaaniinta dhinaca Hablaha iyagoo wada jira waxana ay soconeysaa 28Ogosto 2012- 5Sebtembar 2012 Hadii alle idmo.

Wareega 2 waxaa ka qeybgalaya  4 Abwaan ee ugu cod Bata, 4 Mulaxamiiste ee Ugu cod Bata,4 Fanaan ee dhinaca Wiilsha ugu cod Bata, 4 Fanaan ee dhinaca Hablaha ugu cod Bata waxaan ay soconeysaaa Codeyntoodu 8-16 Sabtembar2012 Hadii Alle idmo.

Wareega Kama dambeysta ah waxa uu dhacayaa inta u dhaxeysa 20-30 Sabtembar 2012 hadii alle idmo waxan ka qeybgalaya 2 Abwaan ee Ugu cod Bata Wareega 2,2 Mulaxamiiste ee ugu cod Bata Wareega 2,2 Fanaan ee dhinaca Wiilasha ugu cod Bata iyo 2 Fanaan ee dhinaca Dumarka ugu Cod Bata.

Santuuqa Codeynta.

Santuuqa A............... Santuuqa Abwaanada.

Santuuqa B................. Santuuqa  Mulaxamiistaha.

Santuuqa C.................... Santuuqa Fanaaniinta Dhinaca Wiilasha.

Santuuqa D..................... Santuuqa Fanaaninta dhinaca Dumarka.


N.B. Abwaanada,Mulaxamiistayaasha,Fanaaniinta dhinaca Wiilsha iyo Hablaha ee Codeyntaan ka qeybgalaya waa Kuwii soo Caanbaxay 22kii sano ee Kala guurka 1991-2012.


Ku soo Codee  Iimeylkaan.


uurdoox2011@hotmail.com.




Waxaa Diyaariyay.


Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)