|
Ciyaaraha Somaliweek iyo SSAUK London 2012
London Jimco 31 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Ciyaaraha Somaliweek iyo SSAUK London 2012
Waxaa weli ka socda magaalada London Ciyaarihii xaggaaga somalida UK,waxaana sannadkan ka soo qayb galay 16 koox oo ka socota magalooyinka london,Manchester,Birmingham iyo Leicester.
Ciyaarahaas waxay hadda marayaan heer Final,waxaana iskuugu soo haray labada kooxood ee kala ah london Stars iyo Nabadda Stars waxaana ciyaarta finalka ah la ciyaari doonaa maalinta axada haddi ilaah idmo waxayna ka dhici doonaan ciyaarahaas xaafada Wambley garoonka loo yaqaan Ark Academy taariikhduna waa 2/09/2012.Insha allah waxay ku dhammaato ciyaartaas waan idin la soo socodsiin doona.




Mahadsanidin
Abdirashid Islaw iyo Qaaluu salaama
somalstar@hotmail.com
london,UK
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|