Somali News
    Hees  

Isku Aadka 8 Guruub ee Champions League 2012-2013 oo la soo saaray, G. D oo noqday kan dhimashada  iyo Iniesta oo ku guuleystay Xidiga Yurub 2011-2012

Mogadishu Jimco 31 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Isku Aadka 8 Guruub ee Champions League 2012-2013 oo la soo saaray, G. D oo noqday kan dhimashada  iyo Iniesta oo ku guuleystay Xidiga Yurub 2011-2012

Waxaa lagu dhawaaqay Guruubyada 8 ee Koobka Champions League 2013-2013 waxana Guruubyada oo ah 8 Guruub ugu adag Guruubka D oo ay ku wada jiraan KOoxaha Real Madrid, Man city,Ajex iyo Dortmund,halka kulamada Lugta hore ee guruubyada ay ugu adag yihiin kuwa u dhaxeeya Real Madrid vs Man city iyo Chelsea vs Juventus oo ku kala jira Guruubyada D iyo E waxaana Championka 2012-2013 Kulankiisa Finalka la qaban doonaa 25 Mey 2013 iyadoo uu ka dhaci doono Kulanka kama dambeysta Garoonka Wembley ee London Halka Kulamada Furitaanka la Ciyaari doono Maalmaha 18-19 Sabtembar 2012

Qaabkaan ayey Kooxahu isagu beegmeen dhinaca Guruubyada.

Guruub A.

Porto.......( Por)

Dynamo Kyiv(UKR)

PSG(FRA)

Dinamo Zagreb(CRO)

Guruubkaan waxaa il gaara lagu eegi doonaa Wacdaraha uu Tababare Anceloti iyo Koxdiisa PSG ay la soo shirtagaan


Guruub B.


Arsenal(ENG)
Schalke(GER)
Olympiacos(GRE)
Montpellier(FRA)

Guruubka B waa Gurubka aan la kala waaban doonin oo kooxuhu ay isku dhigmaan Kooxda Arsenal ayaa ka hortagi doonta Koxda aysan isku cusbeyn ee Olompiacos oo ka socota Greeca.

Guruubka B waa Gurubka aan la kala waaban doonin oo kooxuhu ay isku dhigmaan Kooxda Arsenal ayaa ka hortagi doonta Koxda aysan isku cusbeyn ee Olompiacos oo ka socota Greeca.


Guruub C.\

Milan ( ITA )

Zennit ( Rus )

 Anderlacht ( BEL)

 Malaga (  ESP )

Gurubkaan waxaa ugu tun weyn Kooxda Ac Milan,Kooxda Malaga waa ku cusub tahay ka qeybgalka Koobkaan.


Guruub D.

Waa Gurubka Ugu adag ( Guruubka Dhimashada ) Guruubyada waxaa ku hardamaya.


Real Madrid ( ESP )

Man City   ( ENG )

Ajex ( NED )

Dort Mound ( GER )

Kulanka sida weyn loo sugayo waxa uu u dhaxeeyaa Kooxaha Real Madrid vs Man city.



Guruubka E 
Guruubkaan waxa ay u Badan Tahay 95 % inay ka soo Baxaan Chelsea vs Juventus oo waayadaan aan lagu arkin Kobkaan si gaar ah aya loo sigaya kulnka u dhaxeeya 2 kooxood.


Chelsea ( ENG )

Shakhtar Donetski (UKR )

Juventus ( ITA )

Nordsjaelland (DEN ) Koxdaan waa markii ugu horeysay ee ay ka qeybgasho Koobka.



Guruubka F

Bayern Munich ( GER )

Valencia ( ESP)

LOSC ( FRA )

BATE( BLR)


Guruubka  G

Barcelona ( ESP )

Benfica ( POR )

Spartak Moskava ( RUS)

Kulnaka Barcelona vs  Benfica ayaa ah kan ugu xiisaha badan Guruubkaan


Guruubka H.


Man UTD   ( ENG )

Braga  ( POR )

Galatasaray ( TUR )


CFR          ( ROU )


N.B Xidiga Qadka dhexe ee Xulka Isbeyn iyo Naadiga Barcelona Iniesta  ayaa ku guuleystay Xidiga Yurub ee 2011- 2012 isagoo helay 19 cod,halka Messi iyo Ronaldo ay ka heleen min 17 cod. waxaa la bixiyay 53 cod oo isagu jira Tababarayaal, suxuufiyiin


Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)