Somali News
    Hees  

Gabdhihii Olombikada 2012 ee dhinaca Kubada Cagta oo wareega 8-da oo  Maanta isku dhacaya

Mogadishu Jimco 3 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Gabdhihii Olombikada 2012 ee dhinaca Kubada Cagta oo wareega 8-da oo  Maanta isku dhacaya............

Waxaa Manata la ciyaari doonaaa Lugtii 8 ee Koobka Olombikada London 2012 waxaana 8 wadan ee Haweenka una soo Baxay Wareegaan ay u Kulmi doonaan sidatan.

Hablaha        Sweden vs Franca   waa Ciyaar adag oo la wada sugayo isla Markaana 2 Dal haweenka ka kala socda aysan waxba isku reeban doonin.

Hablaha         USA    vs  Newzeland  sidaa uma sii Cusla 95% Hablaha USA ayey u ektahay inay u Talaabi doonaan Sami Finlka Olombikada London 2012.

Hablaha  Brazil vs Jabaan... Kulanka ugu Tunka weyn Wareega 8 ee dhinaca Hablaha Waa Ciyaar adag oo si weyn loo wada sugayo.

Hablaha  Great Britain vs Canada... waxa ay u Badan taahy Saadaashu in Hablaha Martida loo Yahay ay u soo Gudbaan wareega Sami finlka Olombikada London ee 2012 ee dhinaca Hablaha.

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)