|
Rag hubeysan ayaa caawa Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Mogadishu Sabti 4 August 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Rag hubeysan ayaa caawa Muqdisho ku toogtay masuul ka tirsanaa
Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa caawa dil u geystay masuul ka tirsanaa garoonka
diyaaradaha ee Aden Cade International airport ee magalada Muqdisho.
Ibraahim Imaam Xalane oo lagu sheegay in uu ahaa masuul ka tirsan
maareynta garoonka Aden Cade Internaitonal ee Muqdisho,ilaa laba ruux
oo bastoolado ku hubeysan.
Majirto ilaa xiligan cid sheegatay masuuliyada dilka masuulkan ka
tirsan maamulka garoonka Muqdisho.
labo cisho ka hor ayeey aheed markii kooxo hubeysan ay toogasho ku
dilaan mujaajiliistihii caanka ahaa Alaha u naxariistee Cabdi Jeylaani
Malaaq (Marshaale) .
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|