Somali News
    Hees  

Gabdhaha Olombikada Franca, USA, Jabaan iyo Canada oo isagu soo Haray Sami finalka Olombikada London 2012.....

Mogadishu Sabti 4 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Gabdhaha Olombikada Franca, USA, Jabaan iyo Canada oo isagu soo Haray Sami finalka Olombikada London 2012.....

Waxaa Shalay Galab iyo Xalay La ciyaaray Kulamo Ka Tirsan Wareega 8 ee Dhinaca Gabdhaha Olombikada London 2012 ee Kubada Cagta waxaana Kulamadii la ciyaaray afka ciida loo daray Gabdhaha Iswiden,Barzil,Graet Britain oo ka mid ahaa Kuwii loo soo Daaalinayya inay Imaan doonaan Sami finalka iyo Gabdhaha Newzeland.

Xulalka ayaa isagu dhacay sidatan

Franca vs Sweden     2-1

USA vs Newzeland   2-0.

Jabaan vs Brazil     2-0  Gabdhaha Jabaan waxa ay ciyaartaan ku dharbaaxeen kana qaaten 3 dhibcood Gabdhaha Olombikada Brazil oo ay hotboodeysya Gabadha looga Haray Sanooyinkii ugu Dambeeyay Xidignimada Caalamka eed hinaca Gabdhaha ana Kabtanka Brazil Ciyaaryahanada lagu Magacaabo Marta oo sidatay Lambarka 10.

Canada vs Great Britain   2-0 Kulanakan waxaa ku Jabay Gabdhihii Martida loo ahaa ee Great Britain oo soo dhaafi waayay Wareega 8 Taasoow aji Gabax ku noqotay Dalkii Martigalinaya Ciyaaraha Olombikada 2012.

N.B Waxaa la isweydiinayaa Gabdhaha Jabaan ee hore u heystay Koobka Aduunka ee dhinaca Gabdhaha ma ku Darsan doonaan Olombikada 2012ka .



Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)