Somali News
    Hees  

Tartan quraan aqris ah ka soconaaya magaalada baledweyn ee gobolka Hiiraan

Mogadishu Sabti 4 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Tartanka aqooneed oo ay soqaban qabiyeen jaaliyada ku dhaqan
wadamada iskaan dinifiyaanka oo ay kamid yihiin Norwey Holland England Sweden greamayn france iyo wadama badan oo ay ku noolyihii jaaliyad ka sojeedo gobolka hiiraan.

Tartanka ayaa waxaa ka faa ideysaty arday somaliyeed oo kunool magaalda baledweyn waxaana ku tartamay arday tiradoodu dhaafayso 80 arday oo laga so kala xulay afarta xafadood ee magaalda baledweyn.

Tartanka quraan aqriska waxaana lagu qabtay masaajidka ku yaal schoolka mujamac
dhiiba taclimiyaha oo ku yaal bartamaha baledweyne waxana ow socondonaa mudo labo malin ah ardaygii ku guleysto ayaa waxaa lagu doon sinadoonaa abaal marin lacageed adayda gasho kaalmaha kuwaad iyo kuwa ku xiga.

Gudomiyaha ururka gargaar cabdi casiis axmed ayaa sheegay in ay lacagta lagu qabtay tartan aqooneedka ay iska so arruuriyeen jaaliyada reer hiiraan ee kullool wadanka dibadiisa waxana ow intaa raaciyay hadii ay iskaa shadaan dhamaan jaaliyadaha gobolka hiiraan in ay ka qeyb qadanmka raan dib u dhiska gobolka Hiiraan.

Ugu dan beyntii tartanka ayaa la sogabagabeyn donaa malinta barito ah iyadoo aytahay bisha barakeysan ee ramadaan oo ay ajar ka heli donaan dhamaan dadkii so dhiibay lacagaha lagu qabtay tartanka quraan aqriska oo
kadhacay magalada baledweyne ee gobolka Hiiraan.



Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)