Somali News
    Hees  

Govanni Dos Santos vs Neymar oo Caawa Sami finalka Olombikada Wajihi doona Martigaliyayaashii Koobka Aduunka 2002

Mogadishu Talaado 7 August 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Govanni Dos Santos vs Neymar oo Caawa Sami finalka Olombikada Wajihi doona Martigaliyayaashii Koobka Aduunka 2002

Waxaa Caawa la Ciaari doonaa Lugta Sami Finalka Olombikada London 2012 waxaana kulamada Qorsheysan ay u dhaxeeyaan Jabaan vs Mexsico iyo Brazil vs Koonfurta Kuuriya Kulamaadaan Darbiga ah ayaa 2 xul ee Badiya waxa ay u talaabi doonaan Ciyaarta Kama dambeysta ah ee Finalka Tartankaan.

Weeraryahanada kala ah G.Dos Santos oo u Ciyaara Xulka Mexsico iyo Neymar oo Reer Brazil ah ayaa ah Hogaamiyayaasha 2 wadan waxaana ay Caawa Lugta Sami finalka wajihi doonaan Martigaliyayaahii Koobkii Aduunka 2002 Dalalka Jabaan vs Koonfurta Kuuriya oo aan dab yar shideyn.

Hadaba waxaa la isweydiianaya 2 Weearryahan ee Qatarta  ah 10ka Mexsico Dos santos iyo 11ka Brazil Neymar ma u horseedi doonaan caawa Wadamadooda inay  Gacanta ka saaraan Finalka Olombikada London 2012 mise shayaadiinta Aasiya ee jabaan iyo Koonfurta Kuuriya ayaa la dagi doona Xulalakooda.

Dhinaca kale Wiilasha Kubada Cagta Olombikada Jabaan ma qaadi doonaan wadadii ay xalay jeexeen gabdhaha Reer Jabaan una suurta galisay Inay gaaraan Finalka Tartankaan waxaanaq ay Tokiyo Caasimada jabaan Noqon doontaa meel siwq eyn looga Damaashaado caawa Hadii wiilashuna jeexdaan wadadii ay mareen gabdha Olombikada jabaan waxana Caaasimada jabaan ka soconaya dabaaldagyo lagu soo dhaweynayo Guushii Xalay ay Gaareen gabdhaha jabaan ee khamiista isku diyaarianaya Ciyaarta Finalka Olombikada London 2012 oo ay kaga hortagayaan Gabdhha Mareykanaka oo cvaradii 2011ka uq aba si ay uaga aarsadaan Guuldardii ay badeen Ciyaartii Finalka Tartanka gabddha Caalamka oo ay jabaan qaadeen.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'[
Uurdoox2011@hotmail.com

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

 
Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)