|
Wariyaashii Hore ee Raadiyo Muqdisho oo wali ka soo dhex muuqda Shaashada Idaacdaha & Tv-yada
Mogadishu Talaado 10 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Wariyaashii Hore ee Raadiyo Muqdisho oo wali ka soo dhex muuqda Shaashada Idaacdaha & Tv-yada ( wax ka Baro Wariyaashaasi).
Xubinteena Arimaha Bulshada waxaan Maanta idinkugu sooq adimeynaa Qaar ka mida Wariyaashii Hore ee Radio Muqdisho oo 22kiis ano ee la soo dhafay ka sii dhex Muuqda Shaashada Warbaahinta Kuwaasoo ka akla Tirsan Idaacadaha iyo waliba Tv.
Hadaba wariyaasha Wali saaxada Warbaahinta ka dhex muquda waxa ay kala yihiin.
Cabdulaahi Kolombo
Cabdiraxmaan Yabaroow
Ibraahim Xasan Daandureey
Yaasiin Ciise Wardheere
Yuusuf Garaad
Axmed Cabdi Nuur
Cabdirisaaq Xaaji Siraad
Axmed saciid Cige
Cabdinuur Sh.Maxamed Isxaaq
Axmed Kismaayo
Yoonis Yare
Maxamed Aaadan Teera
Cagmadhige
MMM Macalin
Cabdinuur Ileeye
Mustafe Cabdi Xuseen' Shaafi'
Yuusuf Fareey
Abokor Maxamed Caafi
Shukri Maxamuud Afrax.
Wariyaashaan ayaa Ku Guuleystay in Sanadkii 22aad ay ka soo dhex Muuqdaan Warbaahinta qeybaheeda kala ah Tv iyo Idaacadaha,iyadoo sanadihii la soo dhaafay ay Jireen Wariyaal iyaguna Barisamaadkii ka Tirsanaa Raadiyo Muqdisho Balse aan soo gaarin inay ka dhex Muuqdaan Idaacadaha ama Tv 22 sano ka dib Hambalyo ayaan lenahayw ariyaashaan u dhabar adeygay Howsha Warbaahinta kuna Guuleystay in Sanadka 2012ka ay soo gaaran iyagoo wali ku sii dhex Jira warbaahinta.
Wariyayaashaan Barisamaadkii Idaacadda Radiyo Muqdisho asxaabta kua haa ayaa Maanta ku akal Firirsan BBC,VOA,TV Universal,Tv, Tv Somali Channel, TV Qaranka Soomaaliya vs Soomaaliland, Idaacadda Raadiyo Muqdisho vs Raadiyo Hargeysa,.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
uurdoox2011@hotmail.com
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|