Somali News
    Hees  

Soomaalida ku nool Rotterdam oo soo dhaweeyay Xuran ganacsi oo laga furay Holland

Mogadishu Arbaco 11 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Soomaalida ku nool Rotterdam oo soo dhaweeyay Xuran ganacsi oo laga furay Holland

Soomaalida ku nool wadanka Holland ayaa si wanaagsan u soo dhaweeyay Xurun ganacsi oo laga Furay Magaalada Rotterdam taaso noqonaysa mid ay soomaalida ay ku soo hirtaan.

Xurantaan ayaa laga helayaa adeegyo badan oo ay u baahanyihiin Soomaalida iyo waliba dadka kale ee ku nool wadakna Holland, waxayna qeyb katahay arintaan hormarka ay samayanyaan Soomaalida Holland

Xaruntaan oo lagu magacaabo Baandir2 ayaa laga hirgaliyay Koofurta Rotterdam waxaana arinkaan aan ka waraysanay Ganacsade Maxamed Cabdulahi Rooble ook u magacdheer Garmashaqo.
“Xaruntaan waxaa laga helaa adeegyo ay ka midyihiin elictarooniga internetka taleefanada am cal box,kaararka,dabacaad time jire xawaalad waliba western unin cabitaano,cofee iyo waliba waxyaabobaan” Ayuu yiri garmashaqo.

Axmed cabdi oo loo yaqaan Qalbi oo aan kula kulmay xaruntan kana mid ah dhalinyarada dagena meel u dhow xaruntaan ayaa iiga waramay darnkiisa ku aadan furitaanka xaruntaan cusub.

Walaahi hadii aan dhalahay dhalinyarada ku nool Rotterdam gaar ahaan South-ka waxaan ku faraxsanahay xurtaan cusub oo ganacsiga e xaafadeena laga furay runtii aad Ayaan baahi ugu qabnay inaan helno meel aan ku soo hirano oo Soomaali ay ka dhexmuuqato aniga laftigayga waai i jeea maanta Ayaan imid farxad Ayaan dareemayaa waana mahadsanyahay ganacsade Garmashaqo”ayuu yiri Axmed Qalbi.



Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)