Somali News
    Hees  

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inuu ka qeyb qaato ka gudbida xaaladda kala guurka Soomaaliya

Mogadishu Talaado 17 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inuu ka qeyb qaato ka gudbida xaaladda kala guurka Soomaaliya

Mwai Kibaki Madaxweynaha Wadanka Kenya ayaa sheegay inay Dowladiisa gacan ka geysaneyso ka gudbida Waqtiga KMG ah oo wax yar ay ka harsan yihiin islamarkaana looga baahan yahay Beesha Caalamka laga doonayo inay arinkaasi taageeraan.

Sidoo kale Mwai Kibaki ayaa tilmaamay in Ciidamada Kenya aysan dan gaar ah kaleheyn soo galitaanka gudaha Soomaalia islamarkaana Ciidamadiisa ay qeyb ka yihiin Howlgalka Amisom ee lagula dagaalamayo Xarakada Al-Shabaab

Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaaki ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Goboleedka Igad iyo Wadamada Caalamka ay haatan usoo jeesteen gacan siinta Shacabka Soomaaliyeed sidaasi darteedna waxa uu Soomaalida ugu baaqay inay taageeraan Dkmg ah iyo dhinacyada taageera oo Amisom ay qeyb katahay.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)