Somali News
    Hees  

Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Roma oo si weyn u soo dhaweeyay Musharaxnimada Siyaasiga Muriidi Abuukar Mahdi……

Mogadishu Arbaco 18 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Roma oo si weyn u soo dhaweeyay Musharaxnimada Siyaasiga Muriidi Abuukar Mahdi……

Musharaxa Muriidi Abuukar Mahdi oo ah siyaasi soomaaliyeed Kana Soo Jeeda Beelaha Hooyada u ah dhinaca Nabada laguna Tixgaliyo nabad Jaceylka oo ah Beelaha Banaadiriga Soomaaliyeed isla markaana u Taagan Xilka Madaxtinimada Dalka Soomaaliya ayaa Taegaaro xoogan waxaa ku sood haweeyya Musharaxnimadiisa Xubno Ka TIrsan Jaaliyada Soomaalida ee kud haqan Dalka Talyaaniga casimadiisa Rooma waxa ayna sheegeen in Siyaasiga Muriidi Abuukar Mahdi oo ah siyaasi nabadeed inuu u qalmo inuu qabto Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya iyagoo shegay inuu U qalmo Buuxinta Xilkaasi Muhiimka ah.

Xubnaha Tagaerada diraya kuna sugan Roma ayaa waxa ay kala yihiin Xaaji Ibraahim Rooble,Xaaji Abuukar Bare,Xaaji Maxamud Mursal,Xaaji Cabdiraxmaan Ow Qaasim,Aweys Abuukar Aweys Xaajiyo Salaado Cosobeey iyaoo Tilmaamay in Hadii nu ku soo Baxo Xilkaasi Musharax Muriidi Abuukar Mahdi uu Markaasi Nabadeynta Soomaaliya iyo Horumar gaarsiinta Wadanka Kaalinta ugu weyn ka qaadan Doono Maadam uu Yahy Muwaadin Beri ka ah dhibaatadi ka dhacday Soomaaliya isla Markaana aan shuuql ku laheyn isjiidjiidka Soomaalaiya ka jiray Mudadii la soo dhaafay.

‘Maanta Soomalaiya waxaa Samata bixin kara Siyaasi Nabadeed sida Muriidi Abuukar Mahdi oo kale kuna milmin dhibaatadii ka jirtay Soomaaliya’ayey Xubnahaasi Taagerada Muujiyay ku sheegeen Qoraalkooda taagerada Musharaxa Muriidi Abukar Mahdi iyagoo Intaasi Raaciyay in Soomaaliya u Maanta Badbaadin Karo Qof leh Sifaha Wanaagsan waxan ay ugu dambeynti u Rajeeyeen Musharaxa Murdii abuukar Mahdi inuu Xilkaasi Alle Ku Guuleeyo.

Muriidi abuukar Mahdi waa Aqoonyahan ahan siyaasi Maanta u Taagan inuu Qabto Jagada Madaxtinimada Soomaaliya waxaan ka goan Hadi u ku soo Baxo in Dadaka Somaaliyed Maslaxadooda iyo Nabadgalyadooda ka shaqeyn doono una geed sare iyo mid gaaban u Fuuli doono sidii loo soo Celin Lahaa Sharafkii iyo Karaamadii Umadda Soomaaliyeed ay lahaan jireen.

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)