|
Eng. Cabdiakriin Jiiroow sharmaarke: " Mareykanku si weyn ayey ii aaminsan yihiin inaan Noqon Karo Safiirka Soomaaliya,Mudadii aan USA Joogeyna waxaan Xooga Saaray.........."
Mogadishu Axad 1 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Eng. Cabdiakriin Jiiroow sharmaarke: " Mareykanku si weyn ayey ii aaminsan yihiin inaan Noqon Karo Safiirka Soomaaliya,Mudadii aan USA Joogeyna waxaan Xooga Saaray.........."
Musharaxa u Taagan Madaxtinimada Soomaaliya ENG Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke ayaa sheegay inuu u qalmo inuu noqdo Safiirka Soomalaiya ee USA isla Markaana Howshaasi sidii Loogu Talagalay uga soo Bixi Karo.
Wxaad La socotaan in Bilihii dhawaa ay Soomaaliya yimaadeen Saraakiil Mareykan ah oo u Kuurgalayay Xaalada Soomalaiya,Hadii aan Noqdo Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka waxan Hubaa oo aan aaminsanahay in xiririrka labada dhinac aan sii xoojin Karo Sababtooo ah Aqoon iyo waayo aragnimo igu Fulan ayaan U leeyahay Wadanka Mareylakanka oo aan Mudo dheer Ku Nolaa.
Mudane C\Kariim Jiirow Sharmarke oo a’haa musharx u taagan xilka madaxtinimada ayaa lagu wadaa in uu noqdo Safiirka maraykanku u diri doonto soomaliya war aan ka helnay ilo ku dhaw-dhaw mudanaha oo ka gaabsaday arrintaas ayaa waxa soo kordhaya sida goonida ey marykanku u daneynayaa soomaliya oo usbuucii hore tageen sarakiil maraykan ah soomliya mudanaha oo ka hadlyey xiliga kala guurka ayaa sheegay in ey ku f iicnaan lahayd in 2da shariif laga siiyo kursi joogto ah baarlamaanka r\w c\walina waa nin fiican oo bashaash ah oo maantoo dhan hadaad la kaftanto aan xanaaqeeynin ninkaas oo kale ayaa xil qaban kara.
Musharaaxaan ENG Cabdikariin Jiiroow Sharmaarke waxa uu ka Tirsan Yahaymudane sharmarke Ururka u wayn oo hogaanka unionka maraykanka dhowr sano ka hor waxa uu ka mid a’haa dadkii furay UNION Company oo ah Baabuurta \ rakaabka qaada oo 2 Babuur uu Ku leeyahay ku leeyahay isga la kashanaya hogaanka sare ee unionka Mudane Sharmarke oo ku firfircoon siyaasada waxa uu ka mid Ahaa Ururkii SNM ee Washington qaybna ka qaadan kara isku keenista Waqooyi iyo koonfur,Waxaa kale uu ka mid ahaa Saraakiishii Xoogga Dalka oo dhowr meelood ka soo shaqeeyey.
Mudane sharmarke waxa uu haystaa 2darajo oo master ah xaga maamulka iyo IT Microsoft system engineer hadana waa khabiir komputerka aan la arkeynin”vmware specialist”
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|