|
Koob loogu Magac daray Sanad guuradii 52 ee kaso wareegtay Israaci Gobalada Waqooyi iyo koonfur ayaa lagu qabtay Magaalada Kuala lumpur ee Dalka malaysia
Malaysia Axad 1 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Somaalida malaysia ayaa si gooni gooniya U kala xustay munaasabadii Kowda luuliyo ee Kaso wareegtay 52 Guuradi xiligii dhidibada Loo taagay calanka somalia.
Hadaba Kahor xalafadaha Gooni goonida ayaa waxa La qabtay koob kaso Lagu weyneenayay maalintaasi.
Koobka ayaa waxa Uu Bilowday 5/06/2012 ilaa 30/06/2012 isagoo socday Mudo 6 Maalmood Walow aay kasoo qeyb galeen ku dhawaad 12 koxood kuwasoo ka dhisan dalka Malaysia kuwasoo kala ah
A.Shiisho Team V/S SAYLAC FC
B.MADINA STARS V/S IDAMAN BOYS
C.K.P.P V/S P.V.10
A.T/MELATI V/S IMPAIN
B.HIDIGAHA V/S UTAMA
C.SOMALI V/S BANADIR
Kadib waxaa isku soo haray
A.T/MELATI V/S KASTURI
B.SAYLAC V/S MADINA STARS
C.SOMALIA VS K.P.P
A.IFTIN V/S IMPAIN
B.IDAMAN BOYS V/S UTAMA
C.P.V10 V/S hiisho Team
Ugu dambeen waxaa Final iskugu soo baxay Shiisho Team V/S SAYLAC FC
waxaana koobka ku guuleystay kooxda loo yaqaan Taman MELATI
.
Guud ahaan Koobka Kubada cagta ayaa waxa soo qaban qaabiyay Somali Community Malaysia oo uu Madax ka yahay Mudane Safiir Ceymow ( ambassador ceymooy ) & ururka arday soomaaliyeed ee Malaysia ee loo soo gaabiyo Somali student society Malaysia (SSSM ).






Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|