Somali News
    Hees  

Casho Sharaf Safaarada Soomaaliya ee Kuwait

Kuwait Jimco 20 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Habeenkii xalay ee taariikhdu ahayd 19/7/12 ayey waxay safaardda Somaliyeed ee Kuwait u samaysay casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay laguna qabtey hotelka weyn ee Crown Plaza jaalliyadda soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinyarada,hooyooyinka iyo aqoon yahanadda taas oo lagu abaal marinayey dhalinyaradda, fanaaniinta iyo dadkii ka soo shaqeeyey xafladdii 1da luulyo, sidoo kale waxa halkaas lagu sharfay Mrs .Fadumo Mohamed Adem oo ka tirsan Shaqaalaha safaarada oo dalacaad u timid muddo baddana u soo shaqaysay dalkeeda iyo dadkeeda .

danjire cabdulqadir amiin Sheekh ayaa waxuu mahad u celiyey dhamaan dadkii ka soo qayb galay uguna hambalyeeyey bisha ramadaan ee barakaysan,sidoo kale waxa uu safiirku tibaaxay in jaalliyadda iyo Safaaraddu ay meel uga soo wada jeedaan dib u dhiska dalka iyo danahooda jaalliyadeed.













Mohamed Taher
mtaher86@gmail.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)