|
Beelo ka tirsan Beelaha Daarood oo Baaq u Direy, Shiikh Shariif Dr Cabdiweli, Shariif Xasan, Mahiga, EU, AU, IGAD ,USA iyo UK
Mogadishu Talaado 31 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Beelo ka tirsan Beelaha Daarood oo Baaq u Direy, Shiikh Shariif Dr Cabdiweli, Shariif Xasan, Mahiga, EU, AU, IGAD ,USA iyo UK
Tan iyo markii ay Bilowdeen Kulamada looga arrinsanayo Arimaha Dastuurka Qabyada iyo Soo xulida Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isa soo tarayey Cabashada ka imaaneysa beelaha Soomaaliyeed ka dib markii ay sheegeen in la gacan Bidixeeyey islamarkaana lagu sameeyey Cadaaladdaro weyn Afar Beelood oo ka tirsan Beelaha Daarood kuwaas oo kala ah Geri Koombe, Kaskiqabe, Geesaguule iyo Absame ayaa soo saarey Qoraal ay kaga cabanayaan Beelaha Daarood
Afarta Odey Dhaqameed ee Hogaamiya Beelahaan Tirsanaya Cadaalodarada ayaa Qoraalo ay soo saareen ku wargelinaya Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey ee Soomaliya Midowga Afrika, Igad , Midowga Yururb , Mareykanka iyo Ingiriiska waxayna ka codsadeen in ay gacan ka geysteen sidii Afartaas beelood ee ka tirsaan beesha Daarood ay u heli lahaayeen Xaquuqdooda islamarkaana uga qayb qaadan lahaayeen Geedi Socodka Hanaanka kala guurka ee Soomaaliya,
“Waxaan ugu baaqeynaa in Beesha Caalamka in ay nagu taageeraan sidii ay qayb libax aan ugu qaadan lahayn Ansaxinta Dasuurka Qabyada , iyo Soo xulida Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka soomaaliya “ayey ku yiraahdeen Qoraaladii ay u kala direen Beesha Calaamka iyo Dowladdaha Daneeya Arrimaha Soomaaliya iyagoo sheegey in ay Cadaalodarro soo jireen ah ay ka tirsanayaan Beelaha kale ee Daarood maadaama ay yihiin dad doonaya in ay ka qaybqaataan meelaha looga arrinsanayo Masiirka Ummada Soomaaliyeed.
“Waxaan rajeyneynaa in Codsigeena iyo Baaqeena ay u Dhegraariciyaan Ururad Dowliga iyo Dowladaha sida aadka ah u daneeya arrimaha Soomaaliya “ayey yiraahdeen Hagaamiyaashaas Dhaqan ee Hogaamiya Afartaas Beelood waxaana hoos aad ka heli kartaa Qoraalkii ay soo saareen Suldaanada,Ugaasyada,Garaadada Beelahaas isagoo ku qoran Afka Ingiriiska waxaana ku saxiixnaa Qoraalkaas.
1-Ugaas CabdiraxmaanCismaan Sagal Elder of (Geri Kombe ) 00252615531375
2-Suldaan Saciid Guuleed Muuse Elder of (Kaski Qabe) 00252616250919
3-Garaad Cabdulahi Maxamud Dacar Tamaam Elder (Geesa Guule) 00252616264601
4-Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim Elder (of Absame and their Uncle) 00252616263476
Somali Republic
To :Present Somalia
To: Prime Minster Somalia
To: Chairman Parliaments
To :Un Envoy Somalia
To :IGAD
To :AU
To :EU
To :USA
To :UK
From Some Darod Clans
Re: Requesting Justice
We Are Following Clans From Darod
1-Gari Koome
2-Kaskiqabe
3-Geesa Guule
4-Absame Except Ogaden
Were Requesting From You to give us your Supports The Above Clans to get Their rights to Participate On Going Process Like Member of Elders And Constitution Assembly And Parliaments .
There Fore We Are Requesting you to Suspend Daarood Clan to go forward until we solve the dispute and to implements justice in the ongoing process,We Wish from you to Supports the justice and Help us to get our rights to participate in following Federal system
Signed by
1-Ugaas CabdiraxmaanCismaan Sagal Elder of (Geri Kombe ) 00252615531375
2-Suldaan Saciid Guuleed Muuse Elder of (Kaski Qabe) 00252616250919
3-Garaad Cabdulahi Maxamud Dacar Tamaam Elder (Geesa Guule) 00252616264601
4-Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim Elder (of Absame and their Uncle) 00252616263476

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|