|
Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo madaxda DKMG ah u gudbiyay ashtako ka dhan ah Wasiirka Arr/Gudaha
Mogadishu Talaado 3 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|
Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo madaxda DKMG ah u gudbiyay ashtako ka dhan ah Wasiirka Arr/Gudaha
Beesha Cabdalla Surre oo ka tirsan beel weynta Dirta ayaa warqad ashtako ah waxay u gudbiyeen madaxda sare ee Dowladda KMG ah, taasi oo ay uga cabanayaan tacadiyo ay sheegeen inuu u geystay Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda KMG ah C/Samad Macallim Maxamuud.
Qoraalka ashtakada ah oo ka soo baxay beesha Macallim Surre waxay kaloo ku sheegeen in Wasiirka arrimaha gudaha C/Samad uu jebiyay amar horay uga soo baxay madaxda sare ee Dowladda KMG ah, isla markaana amarkaasi uu caddeynayay in odayaasha dhaqanka beeshaasi laga qeyb geliyo shirka odayaasha dhaqanka, hase yeeshee uu ku bedelay xubno ay wataan nin Wasiirka u ahaaa abti, waana warqadda beesha u dirtay madaxda sare ee Dowladda:-

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|