Somali News
    Hees  

Xisbiga MJS oo musharax Madaxweyne u doortay C/Nuur Darmaan

Mogadishu Arbaco 4 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 

Xisbiga MJS oo musharax Madaxweyne u doortay C/Nuur Darmaan

Xisbiga Midnimada Jamhuriga Oo Xubin ka ah Xisbiyada ugu faca weyn ururada siyasaded ee ka dhisan dalka somaliya ayaa shaaciya in ay isku raaceen musharaxa uga qeyb galaya Dorashada madaxweynaha ee Dalka
soomaliya.

Sido kale Xisbiga Midnimada Jamhuriga waxa ay cadeyen in musharaxoda u yahay Mr Cabdi Nuur Axmed ( Darmaan) oo ah Madaxweynaha Xisbiga Midnimada Jamhuriga iyadona aysan jirin wax tartar dhaxdoda ah aysan u
galin qofka noqon laha musharaxa xisbiga Midnimada Jamhuriga Soomaaliyeed.

Xisbiga Midnimada Jamhuriga oo ah xisbiga kowaad ee ka jira gudaha dalka isla markana La'aas aasay sanadka Marka u ahaa 1998 xiligaasi u dalka ku jiray xaalad adag isla markaana Xisbigu u dhibatadaasi Badankod u Gacan Ka Geystay sidii loo xalin lahaa.

Ugu Dambeynti Xisbiga Midnimada Jamhuriga ayaa Balanqaaday inay dhowaan soo bandhigayaan CV-ga musharax C/Nuur Axmed Darmaan iyo Waliba Olalohoda Doorasho.

Ma ahan Marki ugu horeysay ee musharax cusub la so sharxo balse bulsha weynta Soomaaliyeed iyo qubarada u dhundalola siyaasada soomaliya ayaa wax ay sheegen in ay arintana ay sameyen xisbiga midnimada ay tahay
wax lo bahan yahay in loga daydo sida muwadinimada ku dhehentahay oo ay u so sharxen musharaxoda ayado horay lo arki jiray in musharax walba ay so sharxi jiren Besha u ka dhashay ama Beesha Caalamka.

Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
Tel: 0025261-5662810
Muqdisho - Soomaaliya

Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com 
www.somaliweyn.com 

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)