Somali News
    Hees  

Qaran FC iyo Dhahabshiil Norwey oo Guulo ka wada gaaray ciyaarihii xagaga ee dalka Sweden…

Khamiis 5 July 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


 
Qaran FC iyo Dhahabshiil Norwey oo Guulo ka wada gaaray ciyaarihii xagaga ee dalka Sweden…

Kooxaha Qaran FC iyo Dahabshiil Norwey aya kulamadoodii u horeeyay guulo ka gaaray maanta waxana fooda is daray Kooxda

Qaran Vs  Wadani Denmark waxa gool la hormaray kooxda wadani denmark  waqti yar ka dib qaran waxay helen gool barbaro ah waxa

hadan u suuro gashay qaran in eey helaan goolkoodii labad halka denmark iyagana barbareyeyn markooda waxaan aaqirkii iska cunay

fursad qaali ah kooxda denmark o ciyaarta ka dhigi kartay in eey badiyaan balse ciyaaryahanka  watay numberka 9 ee denmark aya

qasaariyay kubad uu soo farsameystay waxaana taa bedelkeeda fursad helay ciyaaryahan lambarka 8 u wata qaran oo kubad loo soo

dhiibay xerada ganaxa meel akteeda ah si wanaagsan u daba mariyay goolka denmark waxayna ciyaartii ku dhamatay

waxaa sidoo kale wada ciyaaray kooxaha Dahabshiil norwey Vs Rinkeby star ciyaartaas ayaa ahayd ciyaar aad u kululeyd markii hore

lakiin daqiiqado ka dib is bedeshay ka dib markii eey gololal fara badan dhaliyeen dahabshiil norwey waxayna ku soo dhamaatay 5:0

oo  guusha ku raacday  dahabshiil norwey waana kulankii  u horeeyay ee koox gool la aan baxdo waxeyna noqotay kooxdas Rinkeby star

          Cabdirashiid Shaam

         somaliweyn Media Center

          shaamabdi977@msn.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)