|
Cali Dheere: "Waxaa socdo qorsho in Soomaalida lagu faafiyo Diinta Kiristaanka..."
Mogadishu Isniin 9 July 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Wafdi ka socda Hay'adaha Qaramada Midowe oo Booqosho ku Jooga Dhuusamareeb
Wafdi heer Caalami oo ka kala socda Hay,adaha UN-ka ayaa galabta
booqasho ku tagay magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Gobalka Galgaduud.
Wafdigan oo uu hoggaaminayo Mark Bowden ayaa kulamo kula leh Xaruunta
Towfiiq ee Magaalada Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Suna ee degaanadaas ka
aramiya.
Saraakiisha Ahlu Sunna ayaa shaaca ka qaaday in wada hadallo badan oo ay qaateen Wafdiga QM iyo Mas’uuliyiinta Ahlu Sunna loo ogolaaday
Wafdigaasi inay soo gaaraan Magaalada Dhuusamareeb si ay u indha
indheeyaan xaaladaha bini’aadannimo ee ka taagan halkaasi.
Wafdigan ayaa noqonayaa kii ugu heerka sareeyay ee degaankas gaara
tan iyo markii Culimaaudiinka Ahlu Suna ay ka saareen Malayshaadka
Alshabaab ee qeybo ka tirsan Gobalada dhexe xili ka talin jiray.
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|