|
Soomaali tahriibayaal ah oo gara jasiirada Malta
Mogadishu Talaado 12 June 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Soomaali tahriibayaal ah oo gara jasiirada Malta
Ilaa iyo iminka waxaa si xooli ah ugu soo qulqulaya jasiirada maalto soomali kasoo talaabtay xeebaha dalka liibiya, Bishii tagtay ayaa waxaa soo garay jasiirada maalto soomali gareyso kudhowaad 850 oo kasoo ambabaxay Liibiya.
Soomalidan socdaalka ah ee muhaajiriinta ayaa waxaa ay kasoo baxayan xeebaha dalka liibiya si sharci daro ah ayna tahay hadey lakulman cidamada ilalada xebaha liibiya xerak aan kusalesnen xukun waqti lehen ay lakulmayaan.
Dadkan qaxootiga ah ee soo garaya jasiirada malto ayaa waxaa ay u badan yihiin soomali in muda joogtay dalka liibaya kuna dhaday xiisada colaadeed.
Qaxootigii ku suknay jasiirada malto ayaa waxaa qeybsaday dowladaha midowga yurub iyo dalka marekanka , iyo ostareliya, iyo Canada kadib makey soo baxday qeeladhan ay mujiyen heyadaha qaxotiga ah ee kahoolgala jasiirada malto
Waxaa horay irdaha leysugu dhuftay gobihii dadka qaxootiga ah ladajinjiray kadib mar ay yaraden qaxootiga soo golotiga ah ee soo garayay jasiradasi
Iminka ayaa waxaa hadana dib loo hol galiyay xeryaha qaxotiga soo golotiga ah ee soo garaya jasirada malto , Mar aan xarir lasameyay dadka qaxootiga soomalida ah ee kusugan jasiiradasi ayaa waxaa ay isheygen in rajada ay wanag-santahay lakiin qabka lo xoksado ay tahay shaqada dhismooyinka daraha iyo in shaqoyin loo radsado hodheelada lajiifsada iyo kuwa lagacunteya tasina ay sahleyso in jasiirada ay tahay jasiirad dalxiis
Jasiirada malto ayaa waxaa ay tahay jasiirad dalxiis waxaana looga hadalaa luqada in ingilishaka iyo loqada malteska ah dhalinyarada soo garay waxaa ay hada kukala nol yihiin dalalka marekanka, Kanada,iyo yurub , oo tix galiyay qeladhantii wadankasi kasoo yeray ee malto
Waxaa ay qabisha jasirada malto dadka kasoo jeda wadamada soomaliya , Ethiopia, ellatariya, iyo sudanta dafur waxaa ayna sahashay jasiiradasi in ay qoysas badan soomaliyed loo qado wadamada yurub iyo America ,Canada .
Halka wadamada kale ee afrika kasoo jeda ay hellaan in dalka ay kabaxaan 24sac gudohod qarkodna ay qabsadan looyaro usoo dhiciya xaquqdooda qaxooti nimo.
Jasiiradasi malta ayaa waxaa ay tahay wado ay soomaran dadka soo garaya qarada yurub halka cidamada ilalada xeebaha malto ay ufidiyan gargar dadka sharci darida ah ee kusafraya markey arkan doni kalunsan jahada ayna dalbadan in ay isku sodhiban jasiirada malto.
Sikastaba ha ahaato dadka soo tahriibaya ayaa waxaa ay ku soo tahriiban bufino macmal ah aan logu talagalin masfo fok iyo in ay qado rakab badan sikastaba ayaa hadana dadka ka istagin in ay ku soo safraan halista badaha militareliyanka iyo saxraha oo usii dher gaajo, oon ,xabsi iyo jirdilo ay lakulman marka ay ku soo safrayaan dhabaha isku xira liibiya iyo soomaliya intasi a yadoo ayjirto ayaana hadana dadka ka joogin in ay kabaqsadan safarkasi halista ah.
Qaxootiga soogaraya malta qar ayaa halkooda kurabi baryaa halka qarkalane ay kabadini wayeen in ay soo tiriyan wadamada kuyala qarada yurub kuwaaso markasina kadhimanaya sharciga malteeska ay wataan kuna badi goobanaya sharciyada kale ee qarada yurub.
Melaha ay iskadhiban qaxootiga malta ayaa waxaa kareeban Italia, iyo garige mahan wadmo ay kahellan qaxootiga dublinka kujira ee malta
Bashiir jiidaal barrow
Bashka xaaji JEENYO,LLPP
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|