Somali News
    Hees  

Aamina Muuse Wehliye oo maanso qiima leh u tirisay calanka Soomaaliyeed

Khamiis 28 June 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


SANAD GUURO WANAAGSAN!!!
( GEERAARKA CALANKA OO CUSUB)
WAXAA ALLIFTAY: AMINA MUSSA WEHELIE
WAXAA ALLIFTAY GABAYGAN AMINA MUSSA WEHELIE, MAANTA OO TARIIKHDU TAHAY 26KA JUNE, 2012-KA, AHNA MAANTA XORRIYADDA SOOMALIYA, ISLA MARKAASNA AH SANADGUURADII 52AAD EE KA SOO WAREEGTAY, MARKII UGU HOREYSAY OO CALAN SOOMALIYEED LAGA TAAGO CIID SOOMALIYEED, GABAYGAN WAXAA LOOGU TALAGAY MAALMAHA XORRIYADDA SOOMALIYA.

SANAD-GUURO WANAAGSAN:

Sarreeyoow calankaygoow,

Samaantii nafsadeeydoow,

Summadii qarankeygoow,

Sumcaddii wadankeeygoow,

sareeyoow ma nusqaamoow,

sanadguuro wanaagsane.



Shalay markaan kusartaagniyoo,

Sidaanmaaanta u naaliyoo,

Sumcad-darradanaheysiyo,

Sharafteena sagsaagaa,

Markii aan sawirkaagiyo,

Suuradaadaarkaabaa,

Sidaasaankusabraaye,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowagaansaneeeeee.



Sharafoowsadrigeeygaad,

Sidiiaayadkutaallooo,

Samadakii u keeyoow,

Subaxwaakugutoosaa,

Habeenwaakuguseexdaa,

Samawadoowshafartaadaan,

Sidiishaarhuwadaayee,

Sanadguurowanagsaneeeeeee.





Waxaadsoomartayoodhan,

Siliciiyodhibtiiyoo,

Si fiicanbaan u xasuustaa,

Marnakaasamrimaayee,

Aadbaankuulasocdaayee,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowagaansaneeeeeeeeeee.



Doqontiiadsadkoodiyo,

Surubtoodiaheydbaa,

Abaalkaagiisadbuurshee,

Adiguwaadsaxantahayoo,

Dambimaadansameynee,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowanaagsaneeeeee.





Sansaantaanarkaayaayee,

Saxan-saxaaacartameysee,

Sadaashaaduhagaagiyee,

Dhibtuwaanagasuuliyoo,

Markasaansagxadiiiyo,

Surufkeeykudhigeenbaan,

Kasoosaarisamaaloow,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowanaagsaneeeeeeeeeeeee.



Aqlisoohanayaashii,

Sharftaadasilleeyaa,

Qaarnawaabasafreenoo,

Aqriyee sad u doonteen,

Qaarbawaabasidiiyoo,

Weliwaanasillonyihiin,

Dagaalbeeysalladaanoo,

Suggtaasbeeynahayaanee,

Saxariir ma turaanoo,

Sariigtiina ha sheeginee,

Goordhowbaasesamaaloow,

Surunkoodukuyeeriyoo,

Eebaanagasaariye,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowanaagsaneeeeeeeeeeeee.



Sareeyoowsharaflooboow,

Waxaansaacaddajoogtiyo,

Sanbabkeeygadushiisa,

Iigayaalsawirkaagoo,

Waxaanaansahwiyaa,

Anigookusalaamoo,

Seermaweeydadaroobkiyoo,

Samahaa ay da’eysoo,

Dadkaygaasnasagaaska,

Sigadu ay kaduushoo,

Qosolsaafkakaqaadoo,

Farxadaankusur-naayee,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanad-guurowanaagsaneeeeeeeeee.



Anigoo ah saqiiryar,

Goshahooyadeeysaaranbaa,

Ku salaamijiraayoo,

Samadakubabinaayee,

Saakaywaanigasoohanoo,

Ooyin-tuunsalabhaayoo,

Intaasaasurmadeydiyoo,

Awoodeydusintaayee,

Waxbakaamasar-reebanee,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowanaagsaneeeeee.



Anigaasesodkaagiyo,

Cod sarekudhawaaqiyoo,

Dignaanaad u sareysaan,

U dirayaa ma sariigtadee,

Heedhewaadnasirtoonoo,

Sur-gaayaadnaguwaasheen,

Sareeyoowcalankeenana,

Silicbaadbabadeenoo,

Suluqbaadnagasiiseen,

Wixiisaahidnasiiyeyee,

Sidaasuunnagudhaafoo,

Hanookeeninasuurtoo,

midhor loo an sugnaaiyo,

Sir dambeetiyohoogna,

Idinkasiisanbameynee,

Sareeyahaanurabnaayoo,

Isagaanusallaamiyoo,

Wadajirkeenkusargooynoo,

Suuradeenukunuuriyee,

Naga daayasirbaaxiyo,

Sixirkaadnabadeenee,

Sahidkaanubaryeeynaa,

Inuunasiiyowanaagoo,

Markaleetosurusuurtiyo,

Safafdheerangalnaayoo,

Ciidaniyosacabooleey,

Ubadkoosafkutaagaanoo,

Ardaydeenasalaantiyo,

Iskuulaadkaansaarnoo,

Samaaloowkusallaanoo,

Samadakuubabinaayoo,

Sidaasaanurabnaayee,

Sadrigeenkunagaaniyoo,

Iimaankeenkusaxmaayee,

Sareeyoow ma nusqaamoow,

Sanadguurowanaagsaneeeeee.

Foojignaan: fadlanaqristegabayganwaxaangeliyeydadaalbadan, waadfaafinkartaa, saxaafadunawaa u fasaxantahay, balsexusmagacagabaygaiyokanqoraha( Mu'alifkacuriyey).

Waadkumahadsantahay in aadaqrisaygabayganiyo in aadsoobooqataybogeyganba, ii soolaabo mar kale inshaallaah.


AminaMussaWehelie.

Maxamed Xaaji Boore 
maxaaji@hotmail.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)