Somali News
    Hees  

Kulanki 3aad ee jaaliyada dawlad deeganka soomalida ethiopia ee Qatar

Doha Khamiis 10 May 2012 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Kulanki 3aad ee jaaliyada dawlad deeganka soomalida ethiopia ee Qatar

Kulan ay yesheen jaaliyada d,d soomaliida ethiopia ee qatar ayaa wsaxaa iskugu yimid shacabka deeganka waxaana si cadada ino ah ku bilabay wacdi sheekh cabdi qorane qaladiid wuxuna sheekho sheegay oo dadka shirka ka so qayb galay ka dhadhiciyay qiimaha ay ledahay isku xirnaanta iyo wada tashiga lagana hadlo mar kasta si ayno hormarka degaanka ka socda wax ola qaban la heen wuxuuna sheekho ku so gabagabeyay ayadan quranka ah قال تعالى ((وَاعْتَصِمُوا بِحَبْلِ اللَّهِ جَمِيعاً وَلا تَفَرَّقُوا)) sidoo kale waxaa isna ka hadlaya g/hore jaaliyada mudane Xussen C/sarhaye wuxuuna u hanbalyeyay jaliyada iyo gudida cusub wuxuuna ka balan qaday in uu garab tagnaan doono waxaana ugu danbeenti ka hadlay shirka g/ku xigeenaka jaaliyada mudane maxamed sheekh axmed khaliif oo wakiil ka ahaa gudoomiyaha mudane cabdifataax xaaji maxamed kana waramay jaaliyada waXay qabatay iyo halka ay wax marayaan.

Wuxuu kaloo sheegay oo soo ban dhigay fonanado ay ku bofisanyihiin calanaka deeganka iyo kan fadaralka wuxuu sido kale sheegay in ay sameyeen ururka hormarinta soomalida ethiopia ee dalka qatar bishi april 14 waxaana isna wax ku darsaday mudane mukhtar jibril xirsi oo ah arimaha bulshada wuxuuna sheegay arimihi ay ku aasasantay jaaliyada iyo sababta keentay wuxuuna dhahay arin jirta awgeed aya nagu kaliftay waxaana ka mid ahaa arimaha si ayno u hormarin laheen wadankeena hooyo waxana shirka so xiray ismaciil faysal oo ah xoog hayaha jaaliyada.



abdulfatah mohamed
abdulfatah_99@hotmail.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

Somaliweyn Media Center (SMC)