|
Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab : "Walaalaheena Yemen waxay nooga baahan yihiin gurmad iyo isgarab taag, waana inaan u gar gaarnaa walaalaheena".
Mogadishu Jimco 18 May 2012 SMC
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
|

Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab : "Walaalaheena Yemen waxay nooga baahan yihiin gurmad iyo isgarab taag, waana inaan u gar gaarnaa walaalaheena".
Afhayeenka dhanka howlgalada Al-Shabaab ayaa mar uu la hadlaayay ciidamo Shabaab ah oo tababar u soo dhamaaday oo ka hadlayay tababar u soo dhamaaday qaar ka mid ah sarakiil ka tirsan Al-Shabaab.
Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadashay xalada dagaal ee Yemen dhawaan ka bilaabatay, wuxuuna sheegay Abuu Muscab inay u gar gaarayaan kooxaha ka dagaalamaya dalka Yemen.
"Walaalaheena Yemen waxay nooga baahan yihiin gurmad iyo isgarab taag, waana inaan u gar gaarnaa walaalaheena" ayuu yiri Afhayeenka dhanka howlgalada Al-Shabaab.
Dhanka kale waa markii ugu horeysay oo ay Al-Shabaab si buuxda u sheegaan inay u kaalmaynayaan Dagaalyahanada Al-Qaacida ee ka dagaalama dalka Yemen ee ka soo horjeeda Xukuumadda dalkaasi.
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Naga soo wac halkan (Skype) |
|
Somaliweyn Media Center (SMC)
Somaliweyn Media Center (SMC)
|